Uguyaraan Halqof Ayaa Ku Dhaawacmay Hawlgal Ciidamada Ilaalada Xeebaha Galbeedka Somaliland Ku Soo Qabqabanayeen Tahriibayaal.

0
Monday November 24, 2014 - 18:37:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uguyaraan Halqof Ayaa Ku Dhaawacmay Hawlgal Ciidamada Ilaalada Xeebaha Galbeedka Somaliland Ku Soo Qabqabanayeen Tahriibayaal.

    Saylac(xogreebnews.com_ Sida laga warqabao ugu yaraan Hal nin ayaa ku dhaawacmay Hawlgal lagaga hortgayo tahriibka oo ay qaadeen Ciidanka Ilaalada Bada ee Gobolada Galbeedka arimaha lagu baqoolinayo dadka shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saylac(xogreebnews.com_ Sida laga warqabao ugu yaraan Hal nin ayaa ku dhaawacmay Hawlgal lagaga hortgayo tahriibka oo ay qaadeen Ciidanka Ilaalada Bada ee Gobolada Galbeedka arimaha lagu baqoolinayo dadka shacabka Saylac(xogreebnews.com_ Sida laga warqabao ugu yaraan Hal nin ayaa ku dhaawacmay Hawlgal lagaga hortgayo tahriibka oo ay qaadeen Ciidanka Ilaalada Bada ee Gobolada Galbeedka arimaha lagu baqoolinayo dadka shacabka ah ee u badheedha halista tahnriibka iyo waxyeelada qurbaha waxaanay ciidanka mud ko hor ku qabteen tahriibiyayaal ka ku shaqaysta dadka usocdaalaya wadamada carabta gaar ahaan yaman .
ay intaasi wararku ku darayaan in ciidanka gacnta ku soo dhigeen Nin u dhashay wadanka Yaman iyo Halqof oo Reer Somaliland ah xili ay weheliyeen tiro Tahriibiyayaal ah isla mar ahaantaasian ay haatan ku xidhan yihiin Mgaalada Saylac ee Gobolka Salal halka maxaabiis kale oo tahriibayaal ah na lagu qabqabtay Goob u dhaw xerada Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Bariisle oo ku dhaw magaalo xuduudeedka Lawyo-Cado tirada maxaabiista ayqabteen ciidanka qaranku ayaa lagu sheegay inay ku wajahnaayeen dhanka xeeliga bada oo la rabay in laga qaado isla mar ahaantaasina u gudbaan Wadanka Yaman .

inkasta oo aysan suura galin hawlgalkaasi la rabay in dad lagu baqooliyo oo ay fashiliyeen ciidanka ilaalada badu ee deeganka ku kuxusan la kulmeen cida rabtay inay tahriibiyaan shabkaasi waxaanay ciidanku ku isu dayeen inay is hortaagaan wadaha laash yar oo uusaarnaa Makiinad Numberkeedu yahay 75 looguna tala galay socdaalka xawaarihiisu Hal nin ayaa ku dhaawacmay Hawlgal lagaga hortgayo tahriibka oo ay qaadeen Ciidanka Ilaalada Bada ee Gobolada Galbeedka arimaha lagu baqoolinayo dadka shacabka ah ee u badheedha halista tahnriibka iyo waxyeelada qurbaha waxaanay ciidanka mud ko hor ku qabteen tahriibiyayaal ka ku shaqaysta dadka usocdaalaya wadamada carabta gaar ahaan yaman .

waxaa ay intaasi wararku ku darayaan in ciidanka gacnta ku soo dhigeen Nin u dhashay wadanka Yaman iyo Halqof oo Reer Somaliland ah xili ay weheliyeen tiro Tahriibiyayaal ah isla mar ahaantaasian ay haatan ku xidhan yihiin Mgaalada Saylac ee Gobolka Salal halka maxaabiis kale oo tahriibayaal ah na lagu qabqabtay Goob u dhaw xerada Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Bariisle oo ku dhaw magaalo xuduudeedka Lawyo-Cado tirada maxaabiista ayqabteen ciidanka qaranku ayaa lagu sheegay inay ku wajahnaayeen dhanka xeeliga bada oo la rabay in laga qaado isla mar ahaantaasina u gudbaan Wadanka Yaman .

inkasta oo aysan suura galin hawlgalkaasi la rabay in dad lagu baqooliyo oo ay fashiliyeen ciidanka ilaalada badu ee deeganka ku kuxusan la kulmeen cida rabtay inay tahriibiyaan shabkaasi waxaanay ciidanku ku isu dayeen inay is hortaagaan wadaha laash yar oo uusaarnaa Makiinad Numberkeedu yahay 75 looguna tala galay socdaalka xawaarihiisu sareeyo xaga bada islamar ahaantiisana leeyahay mulkiyada Laashkaasi Maxamad Cali oo ah nin Kasoo jeeda Baaban Mandab Ee Sh siciid Wadanka Yaman
ciidanka Dhaawaceen isaga oo ku guda jira shaqada Tahriibinta Sida ay sheegeen ilo kudhawdhaw ciidankaasi umaaro waayeen la go aan saday in laga toogtay makiinada Laashka mar wax laga waydiiyay dhaawac qabaha oo ka gaabsaday inuu sheego magaciisa ayaa shaaca ka qaaday dhankiisa inciidanku ku war galiyay inuu dhankooda yimaado islamar ahaantaasina waxbadan usuura galayn laashkiisa ooo taagnaa meel aan biyo lahayn sida uu sheegay (caari ah ) kadibna ciidankuna ku rideen rasaas dhan Saddex xabo sidaasina ku hdaawacmay

ninkani ayaa la sheegay in horay maxkamada Dagmada Saylac hory ugu riday Xukun xili uu dalka ka maqnaa loona xukumay falalka tahriibka ciidankuna Ku raad joogeen . sareeyo xaga bada islamar ahaantiisana leeyahay mulkiyada Laashkaasi Maxamad Cali oo ah nin Kasoo jeeda Baaban Mandab Ee Sh siciid Wadanka Yaman

ninka ciidanka Dhaawaceen isaga oo ku guda jira shaqada Tahriibinta Sida ay sheegeen ilo kudhawdhaw ciidankaasi umaaro waayeen la go aan saday in laga toogtay makiinada Laashka mar wax laga waydiiyay dhaawac qabaha oo ka gaabsaday inuu sheego magaciisa ayaa shaaca ka qaaday dhankiisa inciidanku ku war galiyay inuu dhankooda yimaado islamar ahaantaasina waxbadan usuura galayn laashkiisa ooo taagnaa meel aan biyo lahayn sida uu sheegay (caari ah ) kadibna ciidankuna ku rideen rasaas dhan Saddex xabo sidaasina ku hdaawacmay

ninkani ayaa la sheegay in horay maxkamada Dagmada Saylac hory ugu riday Xukun xili uu dalka ka maqnaa loona xukumay falalka tahriibka ciidankuna Ku raad joogeen .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured