Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž

0
Monday November 24, 2014 - 08:23:37 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž

    Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14&ndash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14––Ž Hadaanu nahay Ururka dhalinyarada subeer awal (JIIDALI) Norwey waxaanu si wayn u canbaaraynaynaa xadhiga Gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal (jiidali) Hargeysa Abdirahmaan Hassan Aadan oo xukuumada Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 14/11/14 isagoo jooga xaafadiisa oo ku taala hargeysa halkaas oo ay gudaha guriga u soo dhceen ciidanka loo yaqaan RR-Uda
goor habeenimo ah isagoo xaaskiisa iyo ciyaalkiisa dhex hurda ilaa iyo hadana u xidhan xukuumada M/w siilaanyo xadhig bilaa xukun ah

isagoo xaaskiisa iyo caruurtiisa la jooga iyadoon sxadhiga G/ururka dhalinyarada wax sharci ah loosoo marin habayaraatee.
waxaanu leenahay M/weyne xadhiga gudoomiyaha ururka dhalinyarada ee maamulkaaga u xidhan noosiidaa
xadhiga G/Abdirahmaan Hassan Aadan waxaanu u aragnaa xaqdaro hadaanay ahayn xaqdaro iyo dulmi waxaa la soo taagi lahaa maxakamad oo denbigiisaa lagu qaadi lahaa waxaa lagu hayaa xukun la aan laga bilaabo taariikhdan la qabtay oo ah 14/11/14 illaa hada maxaa denbigiisa loogu soo oogi waayay ama loosii deyn waayay hadaan cadaalad daro iyo ciqaab aanu mutaysan loo xidhin
M/weyne waxaanu marlabaad ku leenahay xadhigaa gudoomiyaha hoos u eeg oo haduu denbi aad ku haysaana soo bandhiga hadii kalena siidaaya
M/W siilaanyo waxaanu ku leenahay dhalinyaradu waa tii shalay kuu codaysay ay maantana qaar ka mida xukuumadaadu xidhxidhayso
ma denbibaa M/weyne siilaanyo in Urur dhalinyaro la samaystaa??? mise xaalku waa si kale??
malaa xukuumadaadu khalad ayey ka fahantay samaysiga ururada dhalinyarada ee M/w siilaanyo hoos u eeg ururka dhalinyarada subeer awal maaha mid hadii la xidho kala badh ku joogsanaya xadhig iyo caga juglayn toona
taa waxaan uga jeedaa uruka dhalinyarada subeer awal waa urur debed iyo gudaba ka jira oo isku tiirsan
uruka dhalinyaradu maaha M/w siilaanyo Xusbiyada qaranka mid ku soo biiray
ee waa urur dhalinyaro subeer awala
oo ka kooban dhalinyaro afkaar iyo feker wax qabad iyo taakulayn iyo talo midaysan isugu timi debed iyo gudaba
xadhigna xalmaaha M/weyne siilaanyo ee xumaan ayaa ka dhalata ee xadhigaa gudoomiyaha ururka dhalinyarada subeer awal Jiidali G/ Abdirahmaan Hassan Aadan oo xabsiga hargeysa ku xidhan iska hubi wuxuu ku xidhan yahay!!!!
waxaanu ku leenahay M/weyne Siilaanyo G/ururka dhalinyarada xabsiga ka siidaa.
allaa mahd iska leh
Qore. G/ururka dhalinyarada subeer awal Jiidali Norwey
Ahmed Arale Muse
caraale42@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured