Quruxda Iyo Shucuurta Shacabka Somaliland Maaha Wax La Qarin Karo; By: Sacad Hassan Nuur

0
Sunday May 19, 2013 - 19:22:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Quruxda Iyo Shucuurta Shacabka Somaliland Maaha Wax La Qarin Karo; By: Sacad Hassan Nuur

    Taariikhdu Waxa Ay Aduunka U Tahay Barkutaal Ama Calaamd Aan La Dhafi Karin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhdu Waxa Ay Aduunka U Tahay Barkutaal Ama Calaamd Aan La Dhafi Karin

Quruxda Iyo Shucuurta Shacabka Somaliland Maaha Wax La Qarin Karo; By: Sacad Hassan Nuur


Taariikhdu Waxa Ay Aduunka U Tahay Barkutaal Ama Calaamd Aan La Dhafi Karin, Taariikhda Iyada Ayaa Is Qorta Cidina Ma Qorto Cidina Uma Dhigi Karto Sida Ay Doonayso Ama Ay Jeceshay ,Taariikhda Waxa Laga Daraaseyaa Isbadal Umadeen .Horumar Iyo Dib udhaca Umadeedba Somaliland Waxay Aduunaka Ku Leedhay Taarikh Aan Cidina Dafiri Karin ,Waana Cadaceeda Duhur Joogta,waxa aan dhamaan hanbalyo iyo bogaadin ugu deeqayaa ,dadka iyo dawlada ,ku abtirsada JAMHUURIYADA SOMALILAND ,maalkasta oo ay aduunka ka jogaanba, waxa aan illahay baryayaa bash-bash iyo barwaaaqo ,hogaan toosan oo waxainaga dhiman ,ee aynu tabynana illahay ku hago ,ayaynu ilaahay ka baryaynaa ,gubabana waxa iga ah inaad wanaaga isu kashtaan isuna garabsataan sida samuhu ku jiro.

Waxa aan dawaday badnaa meelaha ayka dhacday ,xafladii 18 may ee sanad guurada Somaliland ,waxay ahayd mid lagu farxo sida dadku tageero ,isku kalsooni isugu yimadeen ,una faraxsanayeen una xasuusteen, dhebkii ay so mareen maalmihii qadhadhaa ,ee arxangayskii SIYAAD BARE dhulka ula simay magaaloyindhan oo mmalaayin shacab ahi ku nolayeen ,sidoo kalena xasuuq badan loo gaystay xoolo-dhaqato iyo beeralay muruq maal ah ,waxay galabsadeen aanay

HARGAYSA waxa aan ku sugnaa hargaysa oo shacabku u muujiyeen si farxad leh iyo dareen wadani nimo ku dheehan tahay sido kale waxa halka dabaal dag ku sameeyay ciidanka kal duwan ee dawlada jamhuuriyada Somaliland iyo shaqaalaha dawlada ardayda jamacadaha kala duwan dabcan kolay iyadu waa casimadii dalka somaliland wayna ka dadbadnayd gobolada kale HANBALYO AYAAN LEE YAHAY REER HARGAYSA

TOGDHEER aad ayan u jecelahay togdheer sababto ah waa meesha aan ka soo jeedo ,guud ahaanba waxa farxad mudan sida dhamaan ay farxadani uga dhacday gobolka togdheer iyo degaanki u xukumijiray ,manta magac kasta halo bixiya’e, dabcan gobolkan waxa illahay hibo usiyay ficil aanu jamhuuriyadda inteeda kale la wadaagin ,waayo waa meesha halgankasta oo bilaabmay ,guud ahaanba somalida ,wa meesha uu ka bilaabmay ,sidoo kale dawlad kasta oo Somaliland ka han qaadayna iyada yaa hooyo u ah ,ilaa tii ingiriiska iyo ridisteediiba ,sidaa darted waxa aad yga muuqanayey reer togdheer dhaxaltooyadaas soyaalka ah ,iyo sugaantii ay ku caan-baxeena waa u wahelisay ,iyo fardo aad u qurux badnaa ,WAXA AAN LEE YAHAY REE




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured