Marwo Khadra Cumar Qardhaas Oo Deeq Lacaga Oo Loogu Talo-galay Qoysas Agoomo iyo Danyar Ah Soo Gaadhsiisay Ururka Tabantaabo

0
Saturday November 22, 2014 - 17:07:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Khadra Cumar Qardhaas Oo Deeq Lacaga Oo Loogu Talo-galay Qoysas Agoomo iyo Danyar Ah Soo Gaadhsiisay Ururka Tabantaabo

    Hargeysa(xogreebnews.com-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ah Muwaadinad Muxsinada oo ku nool dalka Qadar ayaa maanta soo gaadhsiisay Ururka Tabantaabo Deeq lacag ah oo ay ugu talo gashay Qoysas Agoomo iyo danyara oo ku nool Caasimada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ah Muwaadinad Muxsinada oo ku nool dalka Qadar ayaa maanta soo gaadhsiisay Ururka Tabantaabo Deeq lacag ah oo ay ugu talo gashay Qoysas Agoomo iyo danyara oo ku nool Caasimada Hargeysa Hargeysa(xogreebnews.com-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ah Muwaadinad Muxsinada oo ku nool dalka Qadar ayaa maanta soo gaadhsiisay Ururka Tabantaabo Deeq lacag ah oo ay ugu talo gashay Qoysas Agoomo iyo danyara oo ku nool Caasimada Hargeysa

Xaflad balaadhan oo ay Ururka Tabantaabo ku gudoomayeen Deeqdan lacagta ah ayaa waxa kasoo qayb-galayGudoomiyaha Ururka Tabantaabo Mr.Xamse Gaaxnuug Caydiid ,Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Ururka Tabantaabo Marwo Khadra Casayr Magan iyo Xogahayaha Ururka Mr.C/wahaab Cismaan Toox iyo Aqoonyahan Siciid Cabdiyare oo kamida xubnaha firfircoon ee ururka tabantaaboiyo Marti sharaf kale oo tiro badan

Waxaana ugu horeyn ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Tabantaabo Mr.Xamse Gaaxnuug Caydiid isagoo isla markaana si weyn ugu mahadnaqay Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo uu ku tilmaamay inay tahay tiirarka muhiimka ah ee uu ku taagan yahay ururkoodan Tabantaabo taaso uu tibaaxay in Marwo Khadra ay si weyn uga qayb-qaadato waxtarka iyo taakulaynta dadkeeda baahan isagoo isla markaana ku dhiirigaliyey inay sii libinlaabto dadaalka iyo khayraadka ay ka shaqaysato Bulshadeeda tabaalaysan



Gabagabadii Xafladan ayaa ay Maamulka sare ee Ururka Tabantaabo u qaybiyey Deeqdan lacagta ah qaar kamida qoysaskii danyarta ahaa ee loogu talogalay

iyagoo qayb kamida Deeqdan lacagta ahna kusii wareejiyey Ururka Sooryo oo aalaaba kala qaybqaata qaybinta Deeqaha loo qaybinaayo dadka tabaalaysan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured