Muuse Biixaw Markaad Qabyaalda Ku Tilmaamayso Gudoomiye Cirro Dib U Eeg Hadalkaagii Ahaa “Aniga Oo Wax Dili Karaya Duco Qaadan Maayo “ Dr Cali Sheikh

0
Friday November 21, 2014 - 18:26:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixaw Markaad Qabyaalda Ku Tilmaamayso Gudoomiye Cirro Dib U Eeg Hadalkaagii Ahaa “Aniga Oo Wax Dili Karaya Duco Qaadan Maayo “ Dr Cali Sheikh

    Hargaisa (xogreebnews.com_ Dr Ali Sheikh Mohamed Oo Ka Mida Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Magaalda Hargaisa Oo La Soo Xidhiidhay Qaar Ka Mida Warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaisa (xogreebnews.com_ Dr Ali Sheikh Mohamed Oo Ka Mida Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Magaalda Hargaisa Oo La Soo Xidhiidhay Qaar Ka Mida Warbaahinta Hargaisa (xogreebnews.com_ Dr Ali Sheikh Mohamed Oo Ka Mida Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Magaalda Hargaisa Oo La Soo Xidhiidhay Qaar Ka Mida Warbaahinta Madaxa banaan Ayaa Sheegay Inuu Aad Uga Xunyahay Hadal Maalin Dhawayd Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Oo Waxkaga Sheegayey Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Dr Ali Waxa Uu Sheegay Inuu Fariin Talo Ah Siinayo Siyaasiyiinta Ku Loo Lamaysa Siyaasada Dalka Waxaana Hadaladiisii Ka Mid Ahaa" Waxa Maal Mihii Ugu Danbeeyey Dadwaynaha Somaliland Ku Sheekaysanayeen Hadalo K Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbi Muxaafidka Kulmiye Md: Muuse Biixi Cabdi Oo Uu Wax Kaga Sheegayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradkaa Ee Wadani Md: Cabdi Raxamaan Maxamed Cabdi Laahi Cirro Kaas Oo Uu Sheegay In Gudoomiye Cirro Yahay Qabyaaladayste Dalka Ka Wada Qabyaalad Iyo Is Kooxaysi Qabiileed Arintaasi Waxay Meelka Dhac Ku Tahay Maamuuska Iyo Sharafta Gudoomiyaha Waxaanan Muuse Biixi Usheegayaa In marka Uu Qabyaalada Soo Qado Ay Tahay Taasi Shaanbad Isaga Ku Taala.Waxa Kale Oo Aan Wax Yar Ka Odhanayaan Arinta Baarlamanka Ka DHex Taaagan Oo Si Toosa Bulshda Somaliland Ula Socoto Isla mar Ahaan Taana Dareenka bulshada Kicisay Aritan Baarlamaanka Waxa laga Dhadhamiynayaa In Xukuumadu Ay Faraha Kula Jirto Waxaan Leeyahay Hadii Xukuumadii Amaanka iyo Xasiloonida Dalka Lagu Aaminay Ay Iyadu Sida Caruurta Uficel Tamayso Waa Ayaan Darro .Halaga Waantoobo Wax Kasta Oo Khal Khal Galinayo Amaanka Dalka Hana La Ilaaliyo Xasiloonida Iyo Dimuqraadiyada Somliland Ku Faanto Ee Aynu Caalamka U iibgayno"


Hargaisa / Office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured