Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo wefti heer caalamiya ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada JSL– (Daawo sawiiro)

0
Thursday November 20, 2014 - 18:55:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo wefti heer caalamiya ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada JSL– (Daawo sawiiro)

    Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU- Hargeisa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-ka.Weftigaas oo kulan saacado qaatay la yeeshay Madaxweynaha ayaa shirka ka dib waxa war bixin ka siiyey warbaahinta Wasiirka Arrimaha Dibeda, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Mdaxa Weftiga hogaaminaayey Mr. Mika Markus LEINONEN
Download DSC_0074.JPG (178.0 KB)Waxaana kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey

1. Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Download DSC_0064.JPG (156.1 KB)Download DSC_0066.JPG (153.5 KB)Download DSC_0067.JPG (152.3 KB)2. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland mudane Axmed Biixi yoonis
3. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade
4. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire
5. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax Buureed
6. Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Baandare
7. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan
8. Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali
9. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees
10. Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga Mudane Cabdikariim Axmed Mooge

Download DSC_0013.JPG (185.7 KB)Download DSC_0015.JPG (170.0 KB)11. Agaasimaha La dagaalanka Budhcad Badeeda Mudane Maxamed Cismaan indhoole
12. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar

Download DSC_0023.JPG (154.5 KB)Download DSC_0024.JPG (148.4 KB)Download DSC_0049.JPG (178.3 KB)Dhinaca Weftiga
13. The Delegation is led By Mika Markus LEINONEN (Finland) Representatives from EUCAP Nestor will also participate in the visit.
14. Robert Wank (AT)
15. Marie-Charlotte ANNEZ de TABOADA (BE)
16. Tim PRANGE (DE)
17. Claus PLARUP WINTOP (DK)
18. Ekaterini VARVARIGOU (EL)

19. Miguel SANCHEZ GUERRERO (ES)

20. Thomas Guibert (FR)

21. Anne-Marie FLYNN (IE)

22. Maurizio CANFORA (IT)

Download DSC_0058.JPG (145.2 KB)23. Nadia Mellina (LU)
24. Erik DE FEIJTER (NL)
25. Hannah WOOD (UK)
26. Pekka Kristian MARTTILA (FI)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured