XISBIGA WADANI OO UU KA MID YAHEY SIYAASI SICIID SULUB-SIDEE BUU ISBADEL KU KEENI KARAA

0
Thursday November 20, 2014 - 18:43:30 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1024
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA WADANI OO UU KA MID YAHEY SIYAASI SICIID SULUB-SIDEE BUU ISBADEL KU KEENI KARAA

    Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo shacbigeena JSL Gaar ahaanna bahda shabakadda wrar ee xogreebnews

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo shacbigeena JSL Gaar ahaanna bahda shabakadda wrar ee xogreebnews Aniga oo ka mid ahaa Shaqaalihii uu Maamuli jirey Waziir Siciid Sulub
Waxaan maanta Doonayaa in aan ka hadlo xisbiga wadani oo doonaya in uu dalka u tartamo kusiga ugu sareeya ee madaxtinmo ee aynu is leenahey wax ha wanaajiyo
Hadaba waxaan doonayaa in aan dul istaago wadada uu doonayo in uu ku qabsado kursiga taas oo ay ka mid tahey siyaasiyiinta ku soo biirtey oo uu ka mid yahey SICIID SULUB oo hore dalkan madax uga soo noqdey isla markaanaa ahaa XIRZIGII Dawladii Madaxweyne DAAHIR RIYAALE

Sidaa awgeed SICIID SULUB waxaa uu ahaa NinKii Dawladii DAAHIR RIYAALE ugu Musuq maasuqa Badnaa isaga oo ahaa Wasiirkii Hawlaha Guud iyo Guryeynta
Hadii aan mid mid u soo Qaato Waxaa uu ahaa ninkii
⦁ Ninkii iibiyey Guryihii Dawlada
⦁ Ninkkii iibiyey Dhulkii dawlada
⦁ Ninkii sheerer badan oo dawlada ah siiyey shakhsiyaad ay isku reer yihiin
⦁ Waxaa uu ahaa Ninkii Cuney Lacagtii Qadhaanka Biriijka Labaad ee
Caasimada Hargeysa
⦁ Iska Horkeenka Beelaha JSL oo uu Caan Ku Ahaa
⦁ Waxaa uu Qaadan Jirey Shaqaale badan oo aan jirin lacagtooda oo uu nagu odhan jirey aniga ayey hawl iigu maqan yihiin (oo Gaadhaya ilaa 30 shaqaale ah )

Sidoo kale waxaa uu ahaa Siyaasigii ugu guul darada badnaa dawladii Daahir Riyaale Waxaana uu ku Guul daraystey
⦁ Dhisida Biriijka Labaad ee Caasimada S/land ee Hargeysa oo uu lacag badan loo ururiyey
⦁ Waxaa kale oo uu ku fashilmey Dhisida Wadooyinka
⦁ Waxaa uu Ku Fashilmey kala Hagaajinta shaqaalihiisa oo uu kolba Soo Dhaweysan jirey cida ay isku reerka yihiin
Waana Waziir Ku Suntan
⦁ Musuq_Maasuq
⦁ Nin Jeclaysi iyo Qaraabo,kiil
⦁ Cunfi
⦁ Xaasidnimo
⦁ Xishood la,aan
⦁ Karti la,aan oo uu ahaa (Yaa Wuxuun Cuna,Oo Aan Waxbaba Qaban )

Ugu Danbeyntii Waxaa uu ahaa Madaxweyne DAAHIR RIYAALE ragii Dhabada guuldarada ku ridey
Shacbiga s/land Dawladii Daahir Riyaale Waa Wasiiradii Loogu Necbaa ee ku Suntanaa Qabyaalada,Eexda iyo Qaraabo,kiilka
Waxaanu Ahaa Ragii Magacii DHAB LIBAAX Bixiyey
Sidaa Awgeed Xisbiga WADANI Waxaa uu Durba ka Dhex Noqdey XIRZIGA WADANI oo Balanqaadyada WADANI isaga ayey ka go,daa
Dhaqaalahana isaga ayaa si dadban u maamula isla markaana cida ku biiraysa isagaa go,aanka ugu danbeeya leh

Sidoo kale waa nin hudheelada kaga sheekeynaya waxaan WADANI ahaan idiin haynaa 23 Qori, Hadii Ciro Laga Qaado Kursiga
Waa Dagaal Ooge aan Garasho ilaahey u Dhalin
Mr: Aaden Warzame Diiriye (GuuXaa)
-----------------------------




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured