MADAXWAYNAHA XAMAR OO KA HADLAY HALKA UU KU DAMBEEYAY WADAHADALKII SOMALILAND & SOMALIYA

0
Thursday November 20, 2014 - 08:07:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWAYNAHA XAMAR OO KA HADLAY HALKA UU KU DAMBEEYAY WADAHADALKII SOMALILAND & SOMALIYA

    Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa wuxuu ka hadlay wadahadallada ay kula jiraan Somaliland, isagoo xusay inay haatan meel wanaagsan joogaan ayna sii wadi doonaan inta laga gaadhayo hadafka laga leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa wuxuu ka hadlay wadahadallada ay kula jiraan Somaliland, isagoo xusay inay haatan meel wanaagsan joogaan ayna sii wadi doonaan inta laga gaadhayo hadafka laga leeyahay. Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa wuxuu ka hadlay wadahadallada ay kula jiraan Somaliland, isagoo xusay inay haatan meel wanaagsan joogaan ayna sii wadi doonaan inta laga gaadhayo hadafka laga leeyahay.waxaanu yidhi mar uu ka hadlaayay arinkaas”Waxaa laga hadlayo waa mustaqbalka Somalia, ma ahan wax fudud, wadahadalladu way socdaan, inkastoo marxalado kala duwan ay soo mareen; haddana meel wanaagsan ayay marayaan, waxaana rajeynayaa inay gaadhaan halka ugu dambeysa,” ayuu madaxweynuhu ku yidhi shir jaraa’id oo ku qabtay magaaladda Copenhagen ee dalka denmark halkaas oo uu kaga qayb galay shir lagaga hadlayay dib u dhiska iyo horumarinta Soomaaliyadib u dhiska iyo horumarinta SoomaaliyaSidoo kale, madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday khilaafka ka dhexeeya isaga iyo ra’iisul wasaarihiisa C/weli Sheekh, isagoo xusay in xallinta khilaafkan ay ka socoto gudaha dalka, lana xallin doono muddooyinka soo socda.“Arrintu weli way socotaa, hay’adaha kala duwan ee dowladda ayaa gacanta ku haya, waan arrin ay Soomaalidu leedahay; iyagana ay u tallo inay xalliso. Beesha Caalamka waxaan ka doonaynaa taageero, laakiin howshaan waa mid Soomaalida u taalla, gaar ahaan hay’adaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,” ayuu yiياi Xasan Sheekh sheegay mar uu khilaafka ka hadlayay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured