“TOLKAYOOW WAXAAN IDIIN XASUUSINAYAA IN CIMRIGA XISBIGA KULMIYE KU EEG YAHAY SHANTA SANO EE SOO SOCOTA”XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE

0
Thursday November 20, 2014 - 08:04:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “TOLKAYOOW WAXAAN IDIIN XASUUSINAYAA IN CIMRIGA XISBIGA KULMIYE KU EEG YAHAY SHANTA SANO EE SOO SOCOTA”XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE

    Hargaysa(xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu u quudhi waayay siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye ku jirta ee uu damacu kaga jiro in ay iska soo sharaxaan xisbigaasi in uu ku taageero.siciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu u quudhi waayay siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye ku jirta ee uu damacu kaga jiro in ay iska soo sharaxaan xisbigaasi in uu ku taageero.siciid Hargaysa(xogreebnews.com_Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu u quudhi waayay siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye ku jirta ee uu damacu kaga jiro in ay iska soo sharaxaan xisbigaasi in uu ku taageero.siciidWaxa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland uu walaac ka qabo in uu mar kale isu soo taago doorashada Madaxtinimada, xubnaha hanka leh ee ku jira xisbigaasina ku sifeeyay kuwo dhaaminaya Foosto Daloosha.Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Hadhwanaagnews, waxaanu yidhi ““Waxaan Aad iyo Aad uga Xumay,Jah-wareerka Uu Shacabkii Reer Somaliland ku Ridayo Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu,waxa ilaa Maantana La-layahay Musharaxii Madaxwayne Ee Xisbiga kulmiye,Waxaana Muuqata Rag badan oo Naawilaayay in ay iska sharaxaan xisbigaasi ay la-yihiin Jidkii ay u mari Lahaayeen in ay muujiyaan Hankood.waxayna shacabiga usoo Bandhig Kari wayeen Xaqiiqda muuqata oo ah in Madaxwaynaha Walaac kaga jiro Musharaxnimadiisa danbe,Afkana waa laga dhawrayaa Madaxwaynahuna Musharax Maaha,Una Quudhi Maayo ragii shalayto Dhisay inuu Maantana Dhiso Madaxwayne Siilaanyo.Xildhibaan-Siciid-Cilmi-Rooble.Dhaxalkuna waa Dariiqii Udub inuu kulmiye ku danbeeyo waxaan Arkayaa Iyada oo Marba nin loo dhiibayo Foosto Labada Dhinacba ka daloosha oo la leeyahay adigaa musharax Noqonaya,Waxaan Tolkay leeyahay,Tolkayoo Cadka Marba Dhariga laga soo saarayo ee Hadan lagu Celinayo Waxa uu u muuqdaa walacsi iyo waxaan la lahayn ee kala bad-baadasha Nafihiin.Tolkayoow waxaan idin Xasuusinayaa in Cimriga Xisbiga Kulmiye ku eeg yahay Shanta Sane ee soo socota,waa hadii uu sii jiraba,Ta kasii danbaysana Musharax nimada Madaxwaynaha Waxa ka soo Hor Maraysa Furitaankii ururada hadii eebo idmo.Waxaan arkayaa Jidka aan hada anigu qaaday inuu yahay kii qaranka Jamuuriyada Somaliland iyo Anaguba Ku faa’idi Lahayn.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured