Fool Xumadii Ka raacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasabtay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!!

0
Thursday November 20, 2014 - 07:40:16 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fool Xumadii Ka raacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasabtay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!!

    Fool Xumadii Ka raacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasabtay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fool Xumadii Ka raacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasabtay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!! Waxa ummada Kayaabiyay Hadana Kaqosliyay Shir ay Ugu Magac Dareen Wasiir Sameele — M-Yonis Bixi Ismuujin iyo Hanqaltaagid 10 Sano Kadib Taas oo aan Laba Hubin Halka Xaalkudanbayn Doono Iyo Sida ay Xaajo Noqon, Waxa ay ahayd Arin Kadun Sidii aan Hore uga Filayay Waxa Goor Caras Gaab ah Laykeenay Card- Casuumadeed-(invitation card) Dusha Sare Kaga Xardhanyiin Labada Oday ee Samaale Iyo Biixi.. Markiiba Booday oo Weydiiyay Mid Kamid asxaabtii Kaadha iikeentay Waxa Shirku Daarnayay .Layi Samaale iyo Biixi ayaa Sharaxan, Yaap oo Sawtii Oday Siilaanyo,na laga Soo sheegayay in uu Sharaxanyay Warjiraaba Cakaara ayuu Iman. Waa Maalin Shaqo Hawl Maalmeedkayguna uu aad Ubadanaa Waxa aan Xooga Kasoo Daahay Wakhtigii Kaadhka Casuumada Kuqornayd in Shirku Bilaabmayo , Waase Somali iyo Caadadeed ee Wax Badani Imaseegin Waxa Gaadhii aan Watay Kusoo Xareeyay Ganjeelka Weyn ee Hotel Guuleed Waxa aan Soo Galay Hoolka Shirku Kasocday, Mise Xaalku kaduwan Sidii aan Moodayay oo Ilweyntii Madaxtooyada Cidi Kama Maqna Hadan Eegay Hareera oo Isha Kudhufay Mid Kamida Dadka Wargaleenka ah oo Goobta iiga Soo horeeyay Hoos u Warsaday oo Idhi Halkee Xaajo Maraysaa ,iidhiib Jawaab Kooban :Waxba kuma Dhaafin ee DHugo!Fadhiga Kuxasilay Bilaabay Ildaymood Dheer iyo Kolba Dhan Jaleecid Hadalka aan Dufunka Lahayn ee ay Guulwaydntu Buux Dhaafisay dhagta Uraariciyay,Mise Waa Mida kamida Hebelada aanu Shaqo Wadaagta Nahay oo Ordaya Banaanka Kuye Usoobax Mise Waaba Odaya Dhaqameedo Kacsan.. Halkan Cid Laguma Doorankaro Laba Tuug oo Guuwadayaal ah Magaca Beesha Subeer Awal Kuma Hadli Karaan, Cidii Kulmiye Isku Sharaxaysa Waxa aanu Leenay Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Hasugeen.,,, Anaga Siilaanyo Cod Naga Helimaayo aaynu Sida Caruurta Noola Dhaqmin Labadan Wasiir Taageeradii Sacad Muuse Kumaheli Karo. Hadaladan iyo Kuwo kale oo ay Si Cadho Xoogle Kamuuqato ayay uga Qalinayeen Koox Odaya Dhameed ah oo ay Dad Tiro Badani Kuxoonsanaayeen.Halkaas Marka ay Xaajo Marayso ayaan Waayeelkii Hoos U Warsaday oo aan Weydiiyay Waxa uu Daaranyay Ujeedka Labadan Wasiir ee Leh 10 Sanno Kadib ayaanu madaxweyne Noqonaynaa.. Waxana uu Yidhi ,,, Adeer Nimanka waxa oo Loodhiibay Dhagar iyo SHirqool Madaxtooyada laga Soodiray oo layidhi Kala Jabiya Codka iyo Midnimada Subeer Awal, Waxa Kursiya iyo meel loosharaxaytoona Majiro ee Waxa lagu Jabinayaa lagu Dagayaa Bulshada Subeer Awal.. Mana SHaraxna ee Waa Xiniiyo Salaax uu Siilaanyo ayaa Soo dirsaday..Halkas aan Kujiijin Qormadan Inta Dhima waa Maalinta Bariya iyo Somalilandlive.com. Waxa Kamida Shirka Mudar ayaa Soo Abaabulay.Zamzam iyo Waris ayaa Labadan Lahayste Soo Kiraystay. Hadaanu Nahay Subeer Awal. Haadnu iyo Haadaanu…………. Lasoco Qaybta DanbeFool Xaumaii Karaacday Samaale Iyo Biixi Shirkii Ay Mulaaxo Ku Qasbatay…. Walee Shirdanbaanay Soo Galin!!!!Somalilandlive

eidaden8@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured