Ceebey tacaal: Wasaaradda warfaafinta oo Warbaahinta madaxa-banaan Ugu Han-jabaysa Inay Xabad Nool La Dhacayaan waa Taariikh xummo Ti u weyneyd.

0
Wednesday November 19, 2014 - 18:45:25 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceebey tacaal: Wasaaradda warfaafinta oo Warbaahinta madaxa-banaan Ugu Han-jabaysa Inay Xabad Nool La Dhacayaan waa Taariikh xummo Ti u weyneyd.

    Waxaa isaa-soo taraaya ceebaha ay dhex dabaalanayso xukuumadda uu maanta silaanyo madaxweynaha Ka yahay axmed siilaanyo. Waxaa ay ku dhaqaaqayso Ficilo aan looga fadhiyin xukuumad ku timmi cod shacab .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa isaa-soo taraaya ceebaha ay dhex dabaalanayso xukuumadda uu maanta silaanyo madaxweynaha Ka yahay axmed siilaanyo. Waxaa ay ku dhaqaaqayso Ficilo aan looga fadhiyin xukuumad ku timmi cod shacab .

Waxaa isaa-soo taraaya ceebaha ay dhex dabaalanayso xukuumadda uu maanta silaanyo madaxweynaha Ka yahay axmed siilaanyo. Waxaa ay ku dhaqaaqayso Ficilo aan looga fadhiyin xukuumad ku timmi cod shacab .

Waxaan la yaabanahay dhaqanada maanta kasoo yeedhaayo,masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta oo maanta laga soo werinaayo inay qorshaynayaan inay dilaan weriyaha wax ka qoraa,xukuumada iyo madaxtooyadda ,wasaaradda warfaafinta.Sidaas oo ay tahay xukuumnadani ay la timmaado,dil iyo toogaasho ay ka samayso dalka waxaa dhici doonta inay siilaanyo,manta Somaliland . Ku dul-dunto oo aanuu dal danbe iyo dad danbe midna xukuummi dooniin.

Waxaa aan aad u cambaareynayaa agaasimaha,wasaaradda warfaafinta Somaliland,oo laga soo werinaayo inuu diyaarinaayo sidii uu dil ugu fuli lahaa weriye cabdi casiis bashiir Nuur oo ahmasuul leh haayada xogreebnews.com-Runti suxufi Runta ku dhintaa. Waxaana uu sheegaya agaasimaha warfaafinta iyo wacyi Gelinta maxamed aadan ilkacase,waxaanan leeyahayMudane agaasimme waxaa lagaaga fadhiyaa inaad dadka aad meteesho wax u qabato. Laakiin wax inaad uu dhinto lagaagama fadhoiyin, dadka aad kazoo Jeeddo iyo beesha midnaa loogama baran waxaa lagaasoo weriyeey

Agaasimme waxaa Jirtaa inay Somaliland tahay dal intaa keliyaa ee ay Ku faanta waanabad,balse manta oo aad madax ka tahay wasaaradda Runtii ah muraayad oo aad lo dhegeysto. Waxaa kula Gudboon inaay kaasoo Yeedho wax faaā€¯iido u leh sam-cadaada iyo qarankaba ,laakiin waxaan qabaa waxaanu kamay soo dhex jirin odayaashi awoowada Ku ahaa ee tani mooyi maasha ay kaagasoo yeedhay .

Agaasime waxaa jiraa inaad ka xummaato maaha,ee dhaliisha qaado markaasna isaa-sax baan Ku odhaan lahaa waa iga nasteex.taasina waxay tahay mid adiiga wax ku taraysaa oo aan kugu fiicneyn inaad Ka hortimmaaddo.

Qalinkii

Qaasim akobor xasan

Qaasim4422@gmail.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured