Halkan ka eeg Qadarka lacagta ee Madxaweyne Siilaanyo Ku kiraystay Xildhibaan Dheeg

0
Wednesday November 19, 2014 - 18:33:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan ka eeg Qadarka lacagta ee Madxaweyne Siilaanyo Ku kiraystay Xildhibaan Dheeg

    Hargeisa-(xogreebnews.com_Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) ayaa waxa uu Hadalo deel qaaf ah kula dul kufay Beesha ay Walaalaha Yihiin ee Habar yoonis.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com_Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) ayaa waxa uu Hadalo deel qaaf ah kula dul kufay Beesha ay Walaalaha Yihiin ee Habar yoonis. Hargeisa-(xogreebnews.com_Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) ayaa waxa uu Hadalo deel qaaf ah kula dul kufay Beesha ay Walaalaha Yihiin ee Habar yoonis.
Xildhibaanka ayaa hadalo Naxli ah ka jeediyay Xaflad uu Madaxweyne Siilaanyo Xadhiga kaga jaray Waddada Degmada Salaxley, isagoo Hadalo isku dir iyo kala fogayn ah ka jeediyay Xafladaasi, kaas oo Bulshada Somaliland gaar ahaan Reerka uu ka soo jeedo si weyn u dhibsatay.
Xildhibaan Dheeg ayaa hadalkii Xanafta lahaa aan wax raaligalin ah ka bixin laakiin mar labaad ku celiyay Hadaladii uu hore u yidhi ee Xumaanta iyo Naxliga ahaa.Xildhibaan Dheeg oo ku caan ahaa Mucaaridnimada iyo Dagaalka uu ku hayn jiray Madaxweyne Siilaanyo ayaa mar kaliya isku badalay Guulwade aan indho iyo dhago toona lahayn, waxaana uu shaqo ka dhigtay Guulwadaynta iyo u nacamlaynta Xukuumada Siilaanyo, waxaana Muddo aan sii fogayn uu Xukuumada Siilaanyo laaluush ahaan u siisay lacag qadarkeedu dhan yahay $ 50,000, taas oo uu Madaxweyne Siilaanyo ugu Calaacalay inuu Xanuun ka hayo dhabarka, islamarkaana uu u baahan yahay Dhakhtar dibadeed, kaas oo keenay inuu Madaxweyne Siilaanyo, uu siiyo lacagta aan kor ku soo sheegnay oo ah Hantidii Ummada.Xildhibaan Dheeg ayaa waxa uu ku sifoobay in uu Maalin walba Madaxtooyada tago isagoo Hadalada guulwadaynta ah ku hela lacago dhacdhac ah oo Xukuumada Siilaanyo siiso si uu meel kasta oo uu istaago uga Guulw-adeeyo.

Hadalkii uu hore u yidhi Xildhibaan Dheeg ayaa hadana Maalintii shalay ahayd ku celiyay waxay muujinaysaa sida uu ugu badheedhay Xumaanta iyo isku dirka Bulshada Walaalaha ah ee wada dhashay. cource qarannews



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured