Xukuumada Siilaanyo Oo Sas Ka Qaaday Masuuliyiin Miisaan Culus Leh Oo Ku Soo Jeeda Xisbiga WADDANI

0
Wednesday November 19, 2014 - 18:18:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Siilaanyo Oo Sas Ka Qaaday Masuuliyiin Miisaan Culus Leh Oo Ku Soo Jeeda Xisbiga WADDANI

    Hargeysa (xogreebnews.com— Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sas iyo Maroora dilaac ka qaaday Siyaasiyiin Miisaan Culus ku leh bulshada, kuwaas oo hore uga tirsanaa Xukuumada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com— Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sas iyo Maroora dilaac ka qaaday Siyaasiyiin Miisaan Culus ku leh bulshada, kuwaas oo hore uga tirsanaa Xukuumada Hargeysa (xogreebnews.com— Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sas iyo Maroora dilaac ka qaaday Siyaasiyiin Miisaan Culus ku leh bulshada, kuwaas oo hore uga tirsanaa Xukuumada Kulmiye.Masuuliyiintan oo bilihii u dambeeyay Shirar gaar-gaar ah ku lahaa Caasimada Hargeysa ayaa waxa maalintii shalay, waxa Qaddo sharaf u sameeyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.Masuuliyiintan ayaa hore Xilal uga soo Qabtay Xukuumada Siilaanyo waxaana ka mid ah Wasiirkii hore ee Maaliyada Maxamed Xaashi, Wasiirkii hore ee Arimaha Guddaha Maxamed Nuur Caraale Duur, Wasiirkii hore ee Warfaafinta Boobe, Wasiirkii hore ee Wasaarada Xidhiidhka golayaasha Aadan Axmed Warsame, Agaasimihii hore ee Dib u dajinta iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer Xamarje.

Dhanka kale Xukuumada Siilaanyo ayaa Sas ka qaaday masuuliyiintan miisan ka culus leh iyadoo loo badinayo inay ku biiraan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, waxaana Hubaal ah in Haddii ay Masuuliyiintani ku biiraan Xisbiga Waddani, ay noqonayso Guul balaadhan oo u soo hoyatay Xisbiga Waddani.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured