Agaasimaha Kubku Siigaalaha Ah Ee Warfaafintu Ma Waxaa Uu Kala Garan La”yahay Inay Muqdisho Ahayd Halka weriyaasha Lagu Toogtaa? W/Q Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0
Wednesday November 19, 2014 - 11:29:42 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Kubku Siigaalaha Ah Ee Warfaafintu Ma Waxaa Uu Kala Garan La”yahay Inay Muqdisho Ahayd Halka weriyaasha Lagu Toogtaa? W/Q Cabdi casiis Bashiir Nuur.

    Hargeisa(xogreebnews.com_Agaasimaha maagac u yaalka ah ee wasaaradda warfaafinta dhaqan Somaliland maxamed aadan Ilka case, ayaa Tunta Durbaan colaadeed.kaaso usoo duwaaday dagaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Agaasimaha maagac u yaalka ah ee wasaaradda warfaafinta dhaqan Somaliland maxamed aadan Ilka case, ayaa Tunta Durbaan colaadeed.kaaso usoo duwaaday dagaal

Hargeisa(xogreebnews.com_Agaasimaha maagac u yaalka ah ee wasaaradda warfaafinta dhaqan Somaliland maxamed aadan Ilka case, ayaa Tunta Durbaan colaadeed.kaaso usoo duwaaday dagaal u kaga jirey safka danbe.agaasime Ilka case ayaa maalintii doraad si weyn uga cadhooday war-bixin aan Qoray .taaso ay dulucdeedu ahayd, in wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cakuse oo ah nin Digteetar ah, u ka xanaaqay soo dhoweyn ballaadhneyd oo lo sammeeyey maareeyaha Tv-ga qaranka Somaliland Khadar cali Gaas.

Hadaba agaasimaha Raad baradka ku ah siyaasadda ayeey dhinbiil Ku noqotay war-bixintaasi oo intaa lagu xusey aay aad u koobneyd , waxaa uu agaasimuhuu bilaabay dagaal uu igu soo qaaday oo ahaa xagga Telefoonka haa u badnaadee iyo fariimo u soo faray dad la shaqeeye isaagga kuwaaso codaadkii aanu ka duubnay Telefoonkooda ay ahaayeen kuwoo lahaa waanu Ku khaarajinaynaa,waxaa se ayaan darro ah ninka manta sidaas lehii waa nin weyn oo xil qaranka u hayaa,haba ahaadaan mid lagula qal-damay,oo lo dhiibeyn qof aan xilka ehel u ahaynee.

Agaasimaha ayaan aan is idhii malaha wixii la sheegaayeeybaa Run ah,oo masuuliyiin uu ka mid yahay ilkacase ayaa qan-daraas ku qaatay in weriyaashsomaliland la toogto,maxaa yeelay waxaanu hayna hadaalo aan looga baran siyaasiyiinta Somaliland ee xilalka haysa iyo kuwaa aan haynbaa.ilkacase oo aanaan wali soo bandhigiin Taariikhdiisa dadnimo iyo tiisa kaleeba.ayaa ku gaadhoocinaaya inuu soo diri doono koox maafiyo ah oo I toogta . waxaan agaasimaha xasuusinayaa inuu marka hore uu ilaahay wax dilo oo aanu aadame mid kale waxba Yeelin,wax walbaabana ku dhacaan qoraalka alle.

Waxaa xusid mudan Bulshada dhaqanka wacan iyo asluubkaba leh ee Reer Somaliland,Inaan idiin so Gudbiyo Nomber-rada uu sidaa ba”aan uga soo hanjabay agaasime Ilkacase. Waana kuwan 4442419-----4340330-----4487029-------4484512-intaasuun kumma egka balse waxaa jiraa kuwo kale oo u kazoo hanjabay agaasimahan Kuku siigaalaha ahii,badankoodu ahaayeen No number.

Waxaan xasuusinayaa agaasimaha inay shaqada warbaahintu tahay inay bulshadda wax u bandhigaan oo aanay ahayn,inaad iska dhaadhiciso danbaa laga leeyahay iyo inaad la shir timmaaddo cidaasa ka danbeysaa,Runtii aqoon dheeraad ah iskumma lihiin balse xilkaa iskeen baray aqoon gaaboow .

Hadaad maqashay soomaaliya ayaa weriya lagu dilaa, saaxib halkani waa Somaliland,aniga iyo shabakadaydaba midna waxba Ku yeeli maysid hanjabaad,waxaanu bulshada u balan-aadeynaa hadaanu nahay bahda http://xogreebnews.com/cidna ugama habran doono waanu dili iyo khaarajin.masuuliyadayaada ayeey tahay in aanu bulshada u Gudbinno xogaha aanu Helno iyaagoo bilaa Turxaan ah.

Agaasimo waxaad manta Ku fadhiida Kursi cidkastaa oo soo martaaba aanu wax ka qornay Ruunta,kugu xad-gudbi mayno balse waxaanu ku sheegaynaa wixii ka Khaldan oo keliyaa?

Waxaanu ku leenahay waxba kama qaban kartid agaasime xaajada Naxashka saaran

Qore

Cabdi casiis Bashiir Nuur.

Info@xogreebnews.com

Tel; 4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured