aqoon yahan jamaal cali xuseen oo safar ku maraaya jaaliyadda somaliland ee Ku Nool dalka maraykanka

0
Tuesday November 18, 2014 - 19:20:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    aqoon yahan jamaal cali xuseen oo safar ku maraaya jaaliyadda somaliland ee Ku Nool dalka maraykanka

    Minnesota (xogreebnews.com_Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo Safar ku maraya Dalka Maraykanka.Dalka Maraykanka waxaa safar ku maraya Murashaxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Minnesota (xogreebnews.com_Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo Safar ku maraya Dalka Maraykanka.Dalka Maraykanka waxaa safar ku maraya Murashaxa Minnesota (xogreebnews.com_Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo Safar ku maraya Dalka Maraykanka.Dalka Maraykanka waxaa safar ku maraya Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali Xuseen, wuxuuna kulamo kala duwan la qaatay jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo si gaar ah ula kulmaya taageerayaasha Xisbiga UCID.Jamaal Cali Xuseen oo safarkiisa dalka Maraykanka ka soo bilaabay Magaalada Boston, ayaa gobollada qaarkood safar ku gaalaa bixin doona, Waxana meelaha sida weyn looga sugayo ku jirta Minnesota oo ah gobolka ay ku nool yihiin Somalida ugu badan gaar ahaan dad badan oo reer Somaliland ah. Taageerayaasha Xisbiga UCID ee halkaas ku nool ayaa si weyn ugu diyaargaroobay inay qaabilaan weftiga Murashaxa Madaxweyne Jamaal Cali Xuseen uu hoggaaminayo, waxaana xubnaha wehelinaya ka mida Mustafe Axmed Sh. Cismaan Xoghaye ku xigeenka Warfaafinta Xisbiga UCID iyo weliba guddoomiyayaasha Xisbiga UCID ee gobollada kala duwan ee dalka Maraykanka.Mustafe Axmed Sh. CismaanXoghaye ku xigeenka Warfaafinta Xisbiga UCIDWashington


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured