Gudida Dhex Dhexaadinta Khilaafka Golaha Wakiiladda Oo Dib U Dhigtay Furitaankii Golaha

0
Tuesday November 18, 2014 - 19:05:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Dhex Dhexaadinta Khilaafka Golaha Wakiiladda Oo Dib U Dhigtay Furitaankii Golaha

    Hargeya (xogreebnews.com_ Gudida Golaha Guurtidda Somaliland ee ku hawlan dhex dhexaadinta dhinacyada Golaha Wakiiladda ee khilaafku ka dhex taagan yahay ayaa lagu waramayaa inay dib u dhigtay go’aankooda illaa iyo sabtida soo socota.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeya (xogreebnews.com_ Gudida Golaha Guurtidda Somaliland ee ku hawlan dhex dhexaadinta dhinacyada Golaha Wakiiladda ee khilaafku ka dhex taagan yahay ayaa lagu waramayaa inay dib u dhigtay go’aankooda illaa iyo sabtida soo socota. Hargeya (xogreebnews.com_ Gudida Golaha Guurtidda Somaliland ee ku hawlan dhex dhexaadinta dhinacyada Golaha Wakiiladda ee khilaafku ka dhex taagan yahay ayaa lagu waramayaa inay dib u dhigtay go’aankooda illaa iyo sabtida soo socota.Guddida ayaa hore ula kulantay dhinacyada Golahaasi, waxaanay balanqaadeen salaasada manta ah in uu Goluhu furmi doono, hase yeeshee warar aan rasmi ahayn oo laga soo wariyey ayaa sheegaya inay dib u dhigeen go’aankooda illaa sabtida.Ma cada sababta dibu-dhigista Guddida keentay, hase yeeshee wararka dheeraadka ah ee soo baxaya ayaa sheegaya inay guddidu labada dhinac mar kale kal dalbatay inay qoraal ku keenaan qoddobada ay ku doodayaan ee uu khilaafkoodu salka ku hayo.Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in mudada Guurtiduu dib u dhigtay ay tahay mid ay ku urursanayaan xog dheeraad


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured