“ Haddalada Ay Shalay Ku Hadashay Gudoomiye Ku Xigenka Garabka Haweenku Xukun Cali Daahir Walaaa Faysal Cali Waraabe Walaa Xisbiga Ucid Cid La Qabtaa Ma Jirto Doorashadana Ma Oggalin Daqiiqad In Ay Dhaafto Xilligii Loo Cayyimay ..” Gudoomiyaha Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Ucid .–

0
Monday November 17, 2014 - 20:35:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “ Haddalada Ay Shalay Ku Hadashay Gudoomiye Ku Xigenka Garabka Haweenku Xukun Cali Daahir Walaaa Faysal Cali Waraabe Walaa Xisbiga Ucid Cid La Qabtaa Ma Jirto Doorashadana Ma Oggalin Daqiiqad In Ay Dhaafto Xilligii Loo Cayyimay ..” Gudoomiyaha Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Ucid .–

    Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo u warrantay shabakadda Togaherer.com ayaa cod dheer ku sheegtay in aanu xisbiga Ucid iyo gudoomiyaha xisbiguba aanay la qabin hadaladi shalay ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo u warrantay shabakadda Togaherer.com ayaa cod dheer ku sheegtay in aanu xisbiga Ucid iyo gudoomiyaha xisbiguba aanay la qabin hadaladi shalay ka Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo u warrantay shabakadda Togaherer.com ayaa cod dheer ku sheegtay in aanu xisbiga Ucid iyo gudoomiyaha xisbiguba aanay la qabin hadaladi shalay ka soo yeedhay Gudoomiye Ku Xigeenka Garabka Haweenka Xukun Cali Daahir .
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale carrabka ku adkaysay in aanu xisbiga ucid oggoleen in daqiiqad lagu daro wakhtiga loo cayyimay doorashooyinka . Waxaana ay gudoomiyuhu sheegtay in ay anshax marin ku sameen doonaan Marwo Xukun Cali Daahir oo maalintii shalay ahayd warbaahinta ka sheegtay in xisbiga ucid uu taageersanayahy in muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne siilaanyo .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured