Sharif Xasan sheekh Aadan oo noqday Madaxweynaha Mamulka Lixda Gobal ee Baydhabo

0
Monday November 17, 2014 - 19:07:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sharif Xasan sheekh Aadan oo noqday Madaxweynaha Mamulka Lixda Gobal ee Baydhabo

    Bay(xogreebnews.com_Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Shiikh Aaden ayaa noqdey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dib markii uu Cod buuxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bay(xogreebnews.com_Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Shiikh Aaden ayaa noqdey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dib markii uu Cod buuxa Bay(xogreebnews.com_Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Shiikh Aaden ayaa noqdey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dib markii uu Cod buuxa ugu guuleystey doorashada.Shariif Xasan ayaa waxaa u codeeyey inuu noqdo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka kooban Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose Ergo gaaraysa 373 Ergo, waxaa ka aamusay 8 Ergo waxaana diidey oo aan u codeyn asaga 15-Ergo. Madaxweyne Shariif Xasan oo ah nin lagu Xanto inuu yahay siyaasi ruug cadaa ah oo marka xaalku ku xunyahay yaqaan si uu uga dabaasho ayaa laguwadaa inuu kaalin muuqata ku yeelan doono Siyaasada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Waxaa hada laga sugayaa inuu dhakhso usoo dhiso xukuumad baaxadweyn.

xogreebnews.co office Bay/soomaaliya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured