Xoghayihii Xanaanada Xoolaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Mar Labaad Maanta Maxakamada Gobolka Maroodijeex La Keenay.

0
Monday November 17, 2014 - 18:51:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayihii Xanaanada Xoolaha Ee Xisbiga WADDANI Oo Mar Labaad Maanta Maxakamada Gobolka Maroodijeex La Keenay.

    Hargaysa:(xogreebnews.com_Maxakamada gobolka maroodijeex ayaa goordhaweyd la keenay xoghayihii xaanaanada xoolaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xasan Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(xogreebnews.com_Maxakamada gobolka maroodijeex ayaa goordhaweyd la keenay xoghayihii xaanaanada xoolaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xasan Axmed Hargaysa:(xogreebnews.com_Maxakamada gobolka maroodijeex ayaa goordhaweyd la keenay xoghayihii xaanaanada xoolaha ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xasan Axmed Goodaad,Xogahayaha oo mudo sadex todobaad ku dhaw u xidhnaa xukuumada siilaanyo ayaanay cadayn ilaa hada waxa lagu haysto ama xadhigiisu daaran yahay , Masuulkan ayaa hada waxa laga dejiyay gaadhi gaar ah ee maxaabiista lagu soo qaado isagoo gacmaha ay kaga xidhantahya katiinadioo ay garabo yaacayaan ciiidan tira badan ayaa hada waxa la geliyay kaanboolka maxakamada gobolka maroojixeex ,Maxakamada ayaa horay ugu jartay Todoba cisho oo rumaan ah taas oo u soo dhammaatay isagoo ku soo qaaday mid kamid ah xabsiyada magalada Hargaysa

Ma cada in Kiiskan mu’aamaraad ka ah ee gacan ku rimiska ah ee lagu haysto masuulkan ay maxakamadu qaadi doonto iyo inay dib ugu celindoonto jeelka ,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured