Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya Oo U Ambabaxay Shirka Somalida Ee Copenhagen

0
Monday November 17, 2014 - 18:48:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya Oo U Ambabaxay Shirka Somalida Ee Copenhagen

    Muqdisho (xogreebnews.com_ Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka ambo baxay Xubno katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada Dalka ka jira kuwaa kusii jeeda Dalka Denmark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreebnews.com_ Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka ambo baxay Xubno katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada Dalka ka jira kuwaa kusii jeeda Dalka Denmark Muqdisho (xogreebnews.com_ Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka ambo baxay Xubno katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada Dalka ka jira kuwaa kusii jeeda Dalka Denmark .

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hogaaminayay Wafdiga maanta ka dhoofay Magalaada Muqdisho kuna sii jeeday Dalka Denmark, kuwaa oo ka qeyb galaya shir arimaha Soomaaliya looga hadlayo oo 19-ka bishan ka furmaya Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Denmark.

Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliyaee ka qeyb galaya shirka ka dhacaya Magaalada Copenhagen ayaa u badan Wsaiirada Siyaasad ahaan taageersan iyo qaar kamid ah Gudoomiyaasha Gobolada Dalka.

Halkan ka Aqriso Magacyada Xubnaha Dowlada Soomaaliya katirsan ee Shirka Copenhagen ka qeybgalaya.

1-Madaxwynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud


2-Wasiirka Arimaha Dibada Somalia Abdulrahaman Duale Beyle
3-Wasiirka Arimaha Gudaha Abdullahi Godah Barre
4-Wasiirka Gaashaandhiga Mohamed Sheikh Hassan Hamud
5-Wasiirka Maaliyada Husein Abdi Halane
6-Wasiirka Caadalada iyo Dastuurka Farah Cabdu qaadir
7-Wasiirka Arimaha Haweenka Khadiqo Mohamed Dire

Dhinaca Gudoomiyaasha Gobolada Dalka

1-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Hassan Mohamed Hussein (Mungaab)
2-Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Abdulkadir Mohamed Nur Siidii
3-Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Hussein Wehlie Cirfo
4-Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow

Waxaa sidoo kale Xubnaha saakay ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kuna jeeday Dalka Denmark kamid ahaa Xubno matalayay Maamul Goboleedyada Dalka ka jira sida Maamulka KMG Jubba , Maamulka Galmudug iyo Xubno kale oo iyana matalayay ururada Bulshada rayidka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured