Fadeexad Weyn: Cali Mareexaan Oo Saaka Dusha Kaga Qufulay Xafiiskiisa Gudoomiye Baashe Qoorgaab

0
Sunday November 16, 2014 - 19:30:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 826
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexad Weyn: Cali Mareexaan Oo Saaka Dusha Kaga Qufulay Xafiiskiisa Gudoomiye Baashe Qoorgaab

    Hargeysa-(xogreebnews.com_Fadeexadii ugu weynayd ayaa maanta ku dhacday Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax (Qoorgaab) iyo Xildhibaan Cali Mareexaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com_Fadeexadii ugu weynayd ayaa maanta ku dhacday Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax (Qoorgaab) iyo Xildhibaan Cali Mareexaan. Hargeysa-(xogreebnews.com_Fadeexadii ugu weynayd ayaa maanta ku dhacday Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax (Qoorgaab) iyo Xildhibaan Cali Mareexaan.
Labadan Masuul oo ayaa saaka shir doceed gaar ahaa uga socday Xafiiska Cali Mareexaan, islamarkaana Waxa Xafiiska dibadda uga soo baxay Cali Mareexaan, intaas ka dib Cali Mareexaan ayaa gabi ahaanba Maskaxdii Guuray oo Maskaxdiisa ka saaray in uu Xafiiskiisa sii fadhiyo Gudoomiye Baashe, Akhirkiina waxa uu dusha kaga Qufulay Baashe Maxamed Faarax isagoo Xafiiskii ku sii dhex sugaya Cali Mareexaan.Intaa ka dib waxa Suuqa u soo baxay Cali Mareexaan oo sita Furihii Xafiiskiisa, waxaana Xafiiskii ku dhex go'doomay Gudoomiye Baashe oo uu Argagax ku dhacay una qaadan waayay in Xafiiska dusha lagaga xidhay, wuxuuna u qaatay in Arimo kale oo Shirqool ah lala damacsan yahay.

Gudoomiye Baashe oo aad u anfariirsan ayaa waxa uu Telefoono kala duwan u diray Masuuliyiin kala duwan isagoo u sheegay inuu Xaalad aan caadi ahayn ku jiro, Akhirkiina waxa lagu guulaystay in Cali Mareexaan lala hadlo oo la Xasuusiyo inuu Xafiiskiisii ku jiro Baashe, taas oo keentay Naxdin kale iyo u qaadan waa ku dhacay isla Cali Mareexaan.
Arintan Saaka ka dhacday Aqalka Golaha Wakiilada gaar ahaan Xafiiska Xildhibaan Cali Mareexaan ayaa noqonaysa sheeko aad loola yaabay islamarkaana si weyn loo hadal hayo, iyadoo aanay Dhacdo noocan oo kale ahi hore u soo marin Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured