Tageerayashii Gudoomiye Cirro Iyo Xisbiga WADDANI Oo Xabsiyada Hargaysa ,Burco Iyo Ceerigaabo Xukuumad Siilaanyo Ka Buuxisay.–

0
Sunday November 16, 2014 - 19:12:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tageerayashii Gudoomiye Cirro Iyo Xisbiga WADDANI Oo Xabsiyada Hargaysa ,Burco Iyo Ceerigaabo Xukuumad Siilaanyo Ka Buuxisay.–

    Hargaysa:(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Xabsiga ku gurtay Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Gobolada Dalka. Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee ka qayb qaatay Banaan baxyadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Xabsiga ku gurtay Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Gobolada Dalka. Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee ka qayb qaatay Banaan baxyadii Hargaysa:(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Xabsiga ku gurtay Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Gobolada Dalka. Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee ka qayb qaatay Banaan baxyadii ay ku diidanaayeen Shirqoolkii Xukuumada Siilaanyo ku inqilaabaysay Golaha Wakiilada Somaliland.
Wararka naga soo gaadhaya Magaalooyinka Ceerigaabo, Burco iyo Hargeysa ayaa xaqiijinaya in Xukuumada Siilaanyo ay Xabsiga ku gurtay Dad aan tiradooda la hayn kana mid ah taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Magaalada Hargaysa ayaa la sheegayaa inay xabsiyada magaalada buux dhaafiyeen tageeryaasha gudoomiye cirro ee shalay kasoo hor jeestay inqilaabka ay xukuumada siilaanyo qorshaynaysa inay xilka kaga qaado gudoomiye cirro kuwaas oo ka soo horjeestay go'aanka xukuumada siilaanyo kadibna loo taxaabay xabsiyada magaalad hargaysa halka qaarkoodna si arxan daro ah loo jidh dilay.Dhanka kale shacab weynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa iyana dareelooda ku muujiyay banaan bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan inqilaabka ay madaxtooyadu doonayso inay xilka kaga qaado gudoomiye cirro kuwaa oo qaar kood la sheegay inay xabsiyada magaalada burco ka buuxaan halka kuwa kalena ay ku dhawaacmaa qaarna ay ku nafwayeen rasaastii nool noolayd ee ciidanku sida arxxan darada ah ugu ridayaan shacabka reer burcosidoo kalan waxa iyana la soo sheegaa inay xabsiyada magaalada Ceerigaabo ay hada ku xidhan yihii tageerayaashii gudoomiye cirro iyo xisbiga WADDANI ee shalay dareenkooda ku muujinayay mudaharaadka salmiga ah ee ay ku diidanayeen inqilaabkii dhiicsoobay ee madaxtooyadu ku soo qaaday gudoomiyaha golaha wakilada Cabdiraxmaan Maxamne Cabdilahi Cirro

Arintan ayaa waxay sababi kartaa Mudaharaadyo fool leh oo ka dhaca Gobolada kala duwan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured