URURKA DHALINYARADA SUBEER AWAL ee JIIDALI oo si ba"aan uga hadlay tacadiga ay xukuumadda siilaanyo ku hayso

0
Sunday November 16, 2014 - 19:07:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    URURKA DHALINYARADA SUBEER AWAL ee JIIDALI oo si ba"aan uga hadlay tacadiga ay xukuumadda siilaanyo ku hayso

    Hargesa(xogreebnews.com_15/11/2014 Warsaxafadeed:Ururka Dhalinyarada subeer awal ee jiidali waxa uu cod dheer ku cambaaraynayaa xadhiga loogaystay gudoomiyihii ururka Jiidali mudane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargesa(xogreebnews.com_15/11/2014 Warsaxafadeed:Ururka Dhalinyarada subeer awal ee jiidali waxa uu cod dheer ku cambaaraynayaa xadhiga loogaystay gudoomiyihii ururka Jiidali mudane Hargesa(xogreebnews.com_15/11/2014 Warsaxafadeed:Ururka Dhalinyarada subeer awal ee jiidali waxa uu cod dheer ku cambaaraynayaa xadhiga loogaystay gudoomiyihii ururka Jiidali mudane
Cabdiraxmaan Xasan Aadan oo habeenimadii Jimcaha ee 14/11/2014,
magaalada Hargeisa guriga uu ka dagan yahay agtiisa Ciidamada RRUdu ka
Qafaasheen iyaga oo aan wax waaran ama wado sharci usoo marin, Xadhiga
Gudoomiyaha Jiidali oo ay amarkiisa Bixiyeen Gudoomiyaha Xisbiga

Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Marwada Kowaad Aamina Waris.
Xukumada Todobada Bilood u hadhay waxaanu u sheegaynaa Hadii Sharicigu
Shaqayn Waayo Waxa Imandoonta in Somaliland meel dheer laga Raadiyo,

Download 10807838_10152632765254442_1156418188_n.jpg (68.1 KB)Waxaanu ugu Baaqaynaa in Si Bilaa shuruuda Lagu soo daayo
Gudoomiyahayagii.
Waxa aanu Xukumada Usheegaynaa Ururka Jiidali maaha Urur Danta Cid
Xukumada iyo Xisbigeeda Kamidii Ku Shaqaysan Karaan ama Danahooda
Fuliya, Guud Ahaan Maaha Ururka Jiidali mid ka tirsan Xusbiyada
Siyaasada ee Dalka waliba Gaar Ahaan Xusbi Xaakimka Kulmiye ee waa
Urur u adeega danaha Beesha Subeer Awal Sida ururada Beelaha Kaleba.XILKA QAADIS iyo MAGACABIS : Caawa oo Sabtiya 15/11/2014, waxa Hogaanka Ururka Jiidali Xilkii uu
Hayay ka Qaadeen Gudoomiye Ku-xigeenkii Ururka Jiidali ee hore
Cabdirashiid Maxamed X Aaadan, kadib markii uu Gudoomiye Ku-Xigeenku
Xili Laxidhay Gudoomiyihii uu Warsaxaafadeed aan Lala ogayn oo
Xukumadu Uyeedhisay Ka aqbalay in magaca Ururka iyo kiisaba Loo
adeegsado, oo Lagu baahiyay Qaar ka mida Saxafada Xukumadu Leedahay
Ama kuwa Ka Agdhow Xukumada. Oo uu ku sheegay in Ururka Jiidali Yahay
Xisbiga KULMIYE.
Hadaba Dhamaan Xubnaha Golaha Fulinta iyo Xubnaha Golaha Musdanbeedka
Ee Jiidali waxa Ay xilkii ka Xayuubiyeen Cabdirashiid Maxamed X
Aaadan, waxaana Halkiisii Ay Udoorteen Mudane Aqoonyahan: Xamse Xasan
Cabdiraxmaan.
Waxaananu Sidaa Ku Wargalinayanaa Dhamaan Beelwaynta Subeer Awal ee
ku Nool Dalka Iyo Dunida Daafaheedaba.
ALLAA MAHAD LEH
Afhayeenka ururka JIIDALI
Faysal Cumar Madar (Qumuj)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured