Guriga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Hargeysa Oo Caawa Ciidamo Lagu Ag Daadiyay–

0
Sunday November 16, 2014 - 10:55:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guriga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Hargeysa Oo Caawa Ciidamo Lagu Ag Daadiyay–

    Hargeysa (xogreebnews.com_Wararka Hadda naga soo gaadhaya Guriga uu Magaaladda Hargeysa ka degan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com_Wararka Hadda naga soo gaadhaya Guriga uu Magaaladda Hargeysa ka degan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Hargeysa (xogreebnews.com_Wararka Hadda naga soo gaadhaya Guriga uu Magaaladda Hargeysa ka degan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Xaqiijinaya in Ciidamo fara badan oo Wata ilaa toboneeyo Baabuur lagu ag daadiyay Guriga Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.Ciidamadan faraha badan ee Xukuumada Siilaanyo Caawa ku daad guraysay Hareeraha Guriga uu degan yahay Cabdiraxmaan Cirro ayaa u muuqata mid lagu Cabsi galinayo Gudoomiyaha, islamarkaana ah talaabo sharci daro ah oo Amniga waxyeelayn karta.Lama oga sababta ay Xukuumada Siilaanyo Ciidamada Tiradaa leeg ugu Hareeraysay Guriga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, waxaanay noqonaysaa markii ugu horeysay ee Ciidamo intan leeg ay Xukuumadu ku hareerayso Guriga Gudoomiye Cirro.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured