Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xadhiga Xildhibaanada Iyo Warbaahinta Fariina U Diray Shacabka Somaliland–

0
Saturday November 15, 2014 - 19:28:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xadhiga Xildhibaanada Iyo Warbaahinta Fariina U Diray Shacabka Somaliland–

    Hargeysa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Xadhiga lagula kacay Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ee Xukuumada Siilaanyo Xabsiga ku gurta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Xadhiga lagula kacay Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ee Xukuumada Siilaanyo Xabsiga ku gurtay, Fariina u diray Shacabka Somaliland.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo qoraal kooban ku baahiyay Barta uu Faceboog-ga ku leeyahay ayaa isagoo arintaasi ka hadlaya wuxuu yidhi sidan :-
"Waana Markii u horaysay ee sidan oo kale loola wareego golihii Shacaka ee Wakiilada, Xildhibaanno badanna la xidhxidhay, xukuumadda waxaanu ugu baaqaynaa in lasoo daayo Xildhibaanada Qaran, Weriyayaasha iyo shacabka Sharci-darrada lagu xidhay maanta."
Gudoomiye Cirro ayaa dhanka kale fariin u diray Shacbi weynaha Somaliland isagoo ugu baaqay inay Nabada ilaashadaan wuxuuna yidhi :-
"Shacabka waxaan usoo jeedinaynaa inay Nabadda ilaashadaan, maxaa yeelay xukuumadii nabadda lagu ogaa inay ilaaliso ayaa abuuraysa Nabadgelyo-darro.
Waxaa markasta guulaysanaya cidda Sharciga iyo Shacabku la socdaan In-sha-Allaah."

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured