Deg Deg Sagaal Xildhibaan Oo Ka Soo Jeed Gobolka AWDAL Oo Shaaca Ka Qaaday In Aanay Ka Qayqaadanayn Fidnad Xukumad Siilaanyo Ay Golaha Waklilada Ka Dhex wado–

0
Saturday November 15, 2014 - 16:44:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Sagaal Xildhibaan Oo Ka Soo Jeed Gobolka AWDAL Oo Shaaca Ka Qaaday In Aanay Ka Qayqaadanayn Fidnad Xukumad Siilaanyo Ay Golaha Waklilada Ka Dhex wado–

    Hargey:(xogreebnews.com_xildhibaano ka tirsan golaha wakilada somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara'id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargey:(xogreebnews.com_xildhibaano ka tirsan golaha wakilada somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara'id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa
Hargey:(xogreebnews.com_xildhibaano ka tirsan golaha wakilada somaliland isla markaan kasoo jeed gobolka AWDAL ayaa goordhaweyd shir jara'id ay ku qabteen ,magaalada Hargaysa waxa ay shaaca ka qadeen in aanay ka sinaba ugu qabqadanayn wax kasta oo qaranka somaliland dhibaato u horseedaya .
xildhibaanada kasoo jeeda gobolka AWDAL ee shir saxafadeedka qabtay oo tiraadoodu dhammayd sagaal mudane ayaa si cad daaha ugu faday in aanay lug ku lahayn inqilaabka ay madaxtooyadu doonayso inay xilka kaga tuurto gudoomiye cirro.
sikatab ha ahaatee mudanayaashan ka soo jeeda gobolka AWDAL ayaa ku dhawaaqay in aanay sinaba ugu qayb noqonay wixii qaranka somaliland dhibaato u keenaya



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured