War Deg-deg Ah Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Loo Taxaabay–

0
Saturday November 15, 2014 - 16:33:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg Ah Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Loo Taxaabay–

    Hargeysa-(xogreebnews.com_Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa Goor dhawd Xabsiga loo taxaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com_Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa Goor dhawd Xabsiga loo taxaabay. Hargeysa-(xogreebnews.com_Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa Goor dhawd Xabsiga loo taxaabay.Ciidamada Booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa Xabsiga u taxaabay Xogahaya Wakiilada , Waxaana uu ku xidhan yahay Saldhiga Dhexe ee HargeysaXadhiga Xoghayaha Golaha Wakiilada ayaa waxa uu ka mid yahay Dagaalka Xukuumada Siilaanyo ku soo qaaday Golaha Baarlamanka Somaliland iyadoo maalinta bari ah isku diyaarinaysa inay si Xoog ah xilka uga qaado Gudooiyaha Golaha Wakiilada Soaliland Mudane Cabdiraxaan Maxaed Cabdilaahi Cirro, iyadoo ay Xarunta Baarlamanka la wareegeen Ciidamada Argagixisada ee RRU-daDhinaca kale Xaafadaha Kala duwan ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka socda Kacdoon ay Shacabka reer Hargeysa ku diidan yihiin Weerarka Qaawan ee Xukuumada Siilaanyo ku soo qaaday Golaha Baarlamanka Soaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured