"Xukuumaddu ha ogaato in aan xaalad abuur looga baahneyn ee laga rabo in ay baarlamaanka ka dalbadaan ansixinta Komishanka, guurtidana ka dalbadaan in sharciga ay ku fadhiyaan uu gudbo" musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid Cabdi Rashiid xasan Matan

0
Friday November 14, 2014 - 19:24:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumaddu ha ogaato in aan xaalad abuur looga baahneyn ee laga rabo in ay baarlamaanka ka dalbadaan ansixinta Komishanka, guurtidana ka dalbadaan in sharciga ay ku fadhiyaan uu gudbo" musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid Cabdi Rashiid xasan Matan

    Hargeisa(xogreebnews.com- musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan mataan ayaa qoraal kooban oo u kagaaga hadlaaya falkii foosha xummaa ee xukuumadu kula wareegtay xarunta baarlamaanka somaliland oo ay si Hoose u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com- musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan mataan ayaa qoraal kooban oo u kagaaga hadlaaya falkii foosha xummaa ee xukuumadu kula wareegtay xarunta baarlamaanka somaliland oo ay si Hoose u inqilaabtay Hargeisa(xogreebnews.com- musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan mataan ayaa qoraal kooban oo u kagaaga hadlaaya falkii foosha xummaa ee xukuumadu kula wareegtay xarunta baarlamaanka somaliland oo ay si Hoose u inqilaabtay cabdi rashiid ayaa qoraalkaas oo aad u kooban soo dhigtay barta uu ku leeyahay facebook. waxaana uu dhignaa sidan "Xukuumaddu ha ogaato in aan xaalad abuur looga baahneyn ee laga rabo in ay baarlamaanka ka dalbadaan ansixinta Komishanka, guurtidana ka dalbadaan in sharciga ay ku fadhiyaan uu gudbo.Khaladaadka xukuumadda ma habboona in aynu qaab qabiil uga jawaabno si aynu uga badbaadno qorshaha xukuumadda ee ah iska horkeenka bulshada.Xukuumaddu ha ogaato Qori la isku cabsiiyo iyo cabudhis midna laga aqbali maayo.Ciidanka amnigu noqon maayaan kuwo loo isticmaalo shacabkooda.xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured