Cali Guray Oo Ka Hadlay Shirqool Xukuumada Siilaanyo La Damacsan Tahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maalinta Sabtida

0
Thursday November 13, 2014 - 19:13:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guray Oo Ka Hadlay Shirqool Xukuumada Siilaanyo La Damacsan Tahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maalinta Sabtida

    Hargeysa (xogreebnews.com— Gudoomiyaha saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Guray, ayaa ka hadlay shirqool xukuumadu la damacsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo maalinta Sabtida dib u furmi doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com— Gudoomiyaha saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Guray, ayaa ka hadlay shirqool xukuumadu la damacsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo maalinta Sabtida dib u furmi doono.
Hargeysa (xogreebnews.com— Gudoomiyaha saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Guray, ayaa ka hadlay shirqool xukuumadu la damacsantahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo maalinta Sabtida dib u furmi doono.
Gudoomiye Cali Guray wuxuu sheegay in gabi ahaanba la bedelay ilaalidii Golaha Baarlamaanka oo lagu bedelay inamo yar yar oo si gaar ah loo ballamiyay,isla markaan wuxuu farriin u diray shacbi weynaha reer Somaliland.
Gudoomiyuhu wuxuu sida ku sheegay qoraal uu soo dhigay Boggiisa Facebook wuxuuna u dhignaa sidan: “Inay waalatay, inay wajaqday, inay wareertay, inay wisiisiday, iyo inay wayraxday mooyaane wax baa jira sabtida. Waardiyihii baarlamanka siday u dhamaayeen waa la dareeriyay waxa lagu bedelay inamo si gaar ah loo balamiyay. Wixii dadka iyo dalkan dan ka lehow waa inoo sabtida iyo fashilinta SHIRQOOLKA INQILAABKA HUWAN iyo Geedkii Canjeel Talo Waa( Xarunta Baarlamanka)” ayuu ku yidhi Farriintiisa Cali Guray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured