War Deg Deg Ah :Madaxtooyada Oo Caydhisay Ciidanlkii ilaalada Ka Ahaa Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland Ciidan Kalena Soo Dhoobtay Iyo U Jeeda Ka Dambaysa–

0
Thursday November 13, 2014 - 19:13:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah :Madaxtooyada Oo Caydhisay Ciidanlkii ilaalada Ka Ahaa Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland Ciidan Kalena Soo Dhoobtay Iyo U Jeeda Ka Dambaysa–

    Hargeysa-(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Ciidamo Cusub soo dhoobtay Xarunta Golaha Baarlamanka Somaliland, iyadoo gabi ahaanba laga qaaday Ciidamadii hore ilaalada uga ahaa Xarunta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Ciidamo Cusub soo dhoobtay Xarunta Golaha Baarlamanka Somaliland, iyadoo gabi ahaanba laga qaaday Ciidamadii hore ilaalada uga ahaa Xarunta. Hargeysa-(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Ciidamo Cusub soo dhoobtay Xarunta Golaha Baarlamanka Somaliland, iyadoo gabi ahaanba laga qaaday Ciidamadii hore ilaalada uga ahaa Xarunta.Ciidamada Cusub ee Xukuumada Siilaanyo soo dhoobtay Xarunta Baarlamanka Somaliland ayaa hor dhac u ahaa Weerar Qaawan oo Xukuumadu la maagan tahay Golaha Wakiilada Somaliland, islamarkaana ku doonayso inay si jujuub Iyo Xoog ah Xilka kaga qaado Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somalilad ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro.Weerarkan ay Xukuumada Siilaanyo Kula Wareegtay Golaha Baarlamanka Somaliland ayaa waxa uu ka dambeeyay Kulamo xidhiidh ah oo oo dhawrkii habeen ee u dambeeyay ka socday Aqalada Madaxtooyada iyo Aqalka Madaxweyne kuxigeenka Somaliland, kulamadaas oo lagu go’aamiyay in maalinta Sabtida ah Weerar Xilka lagaga qaadayo Gudoomiyaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Cirro, waxaaana Galabta oo Khamiis ah ay Xukuumadu bilawday diyaar garaw ay Maalinta Sabtida ah ay ugu talogashay inay kula wareegto Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland, si ay u Cabudhiso islamarkaana ay Awood Ciidan Xilka kaga qaado Gudoomiyaha Golaha.Waxaynu sugnaaba waa Maalinta Sabtida ah ee inagu soo fool leh, iyo Weerarka ay Xukuumada Siilaanyo la maagan tahay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliladn.Wixii Warar ah ee ka soo kordha Lawareegida Golaha Baarlamanka Somalilandkala soco xogreebnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured