Wasiir Cukuse Shalay Iyo Maanta Keebbu Bilaa Akhlaaq Yahay!

0
Thursday November 13, 2014 - 11:06:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse Shalay Iyo Maanta Keebbu Bilaa Akhlaaq Yahay!

    Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cakuse,ayaa hore u ahaa suxufi bilaa anshax ah.isaaago lahaa summad aan la ilaawi dooniin muddo badan. Madaxweynaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cakuse,ayaa hore u ahaa suxufi bilaa anshax ah.isaaago lahaa summad aan la ilaawi dooniin muddo badan. Madaxweynaha Somaliland

Wasiir Cukuse Shalay Iyo Maanta Keebbu Bilaa Akhlaaq Yahay!

Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cakuse,ayaa hore u ahaa suxufi bilaa anshax ah.isaaago lahaa summad aan la ilaawi dooniin muddo badan. Madaxweynaha Somaliland mudane axmed siilaanyo, waxaa uu dalka ku sugnaa muddo badan ,wuxuuna soo taagnaa muddo badan oo cakuse xilka hayeey wadan,waxana u soo maray xilal badan oo lahaa wasiiro day-day-nimo maayer ku xigeen,suxufi .sidaa oo kale waxaa madaxweyne siilaanyo soo taagnaa oo wax ka ogga sababti u shaqadda uga caydhiyeey madaxweyne marxuum cigaal wasiirkiisan maanta .

Wakhtigaas oo u ahaa wasiirku xigeenkii warfaafinta,waxaana xilkaaga lagaaga Tiriyeey dhaqan ka baxsan diinteenna suuban ee islaamka iyo cabaasho kasoo yeedhay beesha uu ka dhashay oo Nolosha ku dayriyeey wasiirkan. Waxaa kale oo u madaxweyne siilaanyo goob-joog u ahaa doorkii uu wasiirkani ku lahaa dagaaladdi so keeye oo u ahaa dagaal oogge cid waliiba taqaanay.wasiir cakuse waxaa kale oo lagu yaqaanay inuu ahaa basaas ku dhex-jiray dagaal yahanaaddi dalka xoreeyey isaago marar badan Gudbiyeey siro ay lahaayeen mujaahidiintii SNM .

Madaxweyne siilaanyo waxaa uu ogga in wasiir cakuse uu shalay lahaa wergeyskii bilaa akhlaaqda ahaa ee lagu magacaabi jirey saxansaxo,Halkaaso u hadana ku dul-sammeystay Urur bush cad ahaa oo lagu magacaabi jirey Usj kaaso u ku maxaaf-san jiray cakuse magaca suxufiyiinta Somaliland . cakuse waxaa uu wargeyskiisa ku qori jiray wax kastaa oo ay ka xishoon jireen,cid walbaa oo saxaafadda ah.

Waxyaabihii u qori jirey wasiirkan maanta ee shalayto waxaa ka mid ahaa,inay marwaddi madaxweynihii sharafta wadankaga kaga tagay ee Daahir rayaale u ku sheegay inay dhaqale gaadhaaya 1 milyan oo doolar ku shoping garaysay,taasina ahayd hantidi ummadda.warkaas waxaa qoray wasiirkan maanta cid anshax xummo ku Tilmaamaya. Waxa kale oo wasiirani baahiyeey in marwo Hudi mikarafoonka ka maroor-satay odaygeeddi,kaddib markii u u baxay magaallo madaxda Boorama halkaaso u madaxweyne Daahir khudbad u jeediyeey qaarka mid ah dadka kasoo jeedda deegaanka,Dila oo u xidid la ahaa madaxweynihii Hore .

Waxa kale oo haddana u wasiirkanni baahiyeey , Huda barkhad aadan oo madaarka Berbera ka dhooftay,iyaado aanay la soco wax ilaala ahi . waxaa kale oo warka ku lammaana inay marwada wadanku duudmo ku tageeyso dalka Isku tagga imaaraadka carabta gaar ahaanna magaalladda Dubia .

Madaxweyne kani cod kumma keenaayo, saxaafadna idin heeshiisin mayo. Amagacaabistiisa amaan ku Heli maysid.sidaas oo tahaynaa ma jirto wax u kugu ahaaddo wasiir. Balse haddii ay jirto wax kale oo aanay bulshaddu ogeyn o idiinka dhexeysaa waxaa fiican inaad la socoto,maraaxilka manta aad taagan tahay ee ah,in la gaadhay xiligii aad wasiiradda kula xisaab-tammi lahayd inuu wasiir aan beeshiisu wadan,inuu ku fadhiiyo Kursigga .

La soco ……………………

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Tel 4144434

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured