War Culus: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Waftigiisa Oo Booqasho Ku Tagay Goobtii Lagaga Dhawaaqay May-1991 Gooni-isutaaga Somaliland +Sawirro

0
Wednesday November 12, 2014 - 16:54:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Culus: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Waftigiisa Oo Booqasho Ku Tagay Goobtii Lagaga Dhawaaqay May-1991 Gooni-isutaaga Somaliland +Sawirro

    Hargeysa-(xogreebnews.com{_Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)Saraf shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa booqasho ku tagay Goobtii lagaga dhawaaqay Gooni isutaaga Jamhuuriyada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com{_Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)Saraf shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa booqasho ku tagay Goobtii lagaga dhawaaqay Gooni isutaaga Jamhuuriyada Somaliland,
Hargeysa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Saraf shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa booqasho ku tagay Goobtii lagaga dhawaaqay Gooni isutaaga Jamhuuriyada Somaliland, Gudoomiyaha ayaa saaka markii uu bookhday Goobtan oo dayac badani ka muuqday islamarkaana hoy u noqotay Bisadaha iyo Eyda ayaa waxa uu ka dhawaajiyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani inay Dib u habayn ku samayn doonaan, islamarkaana ay ka dhigi doonaan Madxaftaariikhda lagu keydiyo.Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa sidoo kale wuxuu tilmaamay inay Goobtani ahayd Goobtii ay Beelaha Somaliland ku saxeexeen Cahdigii Midnimada Somaliland, Wuxuuna ka dhawaajiyay in Maanta ay Beelaha Reer Somaliland qaarkooda ay wax tabanayaan isagoo balan qaaday in Xisbiga Waddani uu ka shaqayn doono sidii loo adkayn lahaa Midnimada Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Goobta Hadal kooban ka jeediyay ayaa wuxuu yidhi sidan:-
“Halkani waa goobtii beelaha Somaliland oo midaysani ku goosteen Gooni-isutaagga Somaliland May-1991, Xisbiga wuxuu dedaali-doonaa inuu soo celiyo dhamaan beelaha wax-tabanaya oo aynu helno Somaliland oo mid ah In-sha-Allaah, Halkani waxay u qalantaa in laga sameeyo "Museum", taarikhda lagu keydiyo, faca dambena ku barto.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured