Afhayeenkii Kadeednaa Wasaaradda Duulista Oo U Wasiirku Canaan Dhaggaha Goostay+ Dhaqaannada Wiilkan Calooshiisa U Shaqaystaha Ah,Saxaafadda Oo Cabbaasho U Gudbisay Wasiirka+ Qorshe Sir Ah Oo La Oggaaday.

0
Tuesday November 11, 2014 - 21:02:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenkii Kadeednaa Wasaaradda Duulista Oo U Wasiirku Canaan Dhaggaha Goostay+ Dhaqaannada Wiilkan Calooshiisa U Shaqaystaha Ah,Saxaafadda Oo Cabbaasho U Gudbisay Wasiirka+ Qorshe Sir Ah Oo La Oggaaday.

    Hargeisa(xogreebnews.com_ af-hayeenkii kadeednaa ee ka hawl-gala wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa la oggaaday inuu damac-sanna inay si badheedh ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ af-hayeenkii kadeednaa ee ka hawl-gala wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa la oggaaday inuu damac-sanna inay si badheedh ah

Hargeisa(xogreebnews.com_ af-hayeenkii kadeednaa ee ka hawl-gala wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa la oggaaday inuu damac-sanna inay si badheedh ah isaaggu dhacaan warbaahinta madaxa-banaan iyo wasiirka wasaaradda duulista mudane maxamuud xaashi cabdi oo ah nin siyaasadda qun-yar socod ku ah isla markaasnaa aan jecleyn inay cidi wax ka Tirsatto bulshadana u simman tahay . Wasiirka ayaa la sheegay inay u tagtay cabaasho aad u weyn , taaso ka timmi dhamaan qaynaha kala duwan ee warbaahinta Somaliland,oo ka cabbanaaya siyaasadda xummo iyo dhaqan Guracan ee u kulla soo biiray wiilkan kadeedan wasaaradda .

Xoggo ay helayso shabakadda caalamigga ah ee xogreebnews.com ayaa sheegaya,inuu wasiir xaashi oggaaday inuu af-hayeen aakhira-sabaan uu dammacsanna, inay saxaafadda si toosa iskaagu dhacaan oo ay isnacaan. Wasiirka ayaa se la sheegay inay cabaashadda u timmi u wax ka weydiiyeey afhayeenka balse u sheegay inay saxafaddu baad ka dooneyso.

Wasiir xaashi ayaa dhawr jeer oo Hore dig-niin siiyeey af-hayeenkan,hase ahaatee waxaay taasi noqotay,ninna caadaadi ma baajo. Siraha uu wiilkan yari hoosta ku watta ayaa ah laba qodob oo kala ah sidaan.

1 inay siyaasiyiin ay is hayaan wasiirka wasaaradda duulista Somaliland mudane maxamuud xaashi cabdi, ay adeeg-sadaan oo ay doonayaan in u af-hayeenkan Kubku siigaalaha ahii colleysiiyo saxaafadda iyo wasiirka.

2 inay jirto xaalad aan caadi ahayni inay hays oo af-hayeenka. Taasina ay sabab u tahay. Musuq-maasuqa baahsan ee aan xishoodka lahayn ee u kula kacaayo saxaafadda oo u ku hayo kala qaybin iyo inuu jeebadda ku shubto xaqul-shaahoodda u siiyo wasiirka wasaaradda duulistu marka ay warbaahinta wax u qabtaan.

Wiilkan afhayeen aakhira sabbaan ayaa hore looggu sheegi jiray inuu ahaa weriye. Balse markii u wasiirka wasaaradda duulista kala dhammaan waayeey shaqo aad u xun oo u yaqaanno oo ah kala basaasidda saxaafadda iyo xukuumadda u uga dhigay afhayeen .isaago wasiirka ka naxay ninkan madigga ku ah dalka ee shaqaaddaas xun haya”


warbaahinta dalka ayaa af-hayeenkan kadeedan u taqaanay waaggi hore,naaneysta u caanka ku yahay ee Hun-giri luggo leh . taaso u ku can-baxay.

Musuq-maasuqa la sheegay inuu caado ka dhigtay wiilkan oo ay marar badan warbaahintu ka xishootay,ayaa kusoo beeg-maaya xilli maalintii shalay madaarka caasimadda laga furay mashruuc aad u ballaadhan oo wasiirka wasaaradda duulista Somaliland mudane maxamuud xaashi u sammeeyey isla markaasnaa ka mid ahayd wax-qabadka ballaadhan ee u sammeeyey wasiirku .ayaa waxaa uu af-ka u dhigtay wiil aakhira sabaan lacagtii xaqul shaaha ahayd ee u wasiirku ugu tallo galay warbaahinta iyaaddo aanay manta iyo xalay intaa badan warbaahintu soo dayn warkii shalay ee madaarka. Kuwaasi oo ah intaa saxaafadda Somaliland ugu Tunka weyn,taasi ayaa sababtay inay weriyayaal madaxa-banaani maanta u taggeen wasiirka oo ay ka dacwoodeen wiilkan, wasiirka ayaa la sheegay inuu gallabta faray wiilkan in aanu dib saxaafad u meteley oo dhaqaalahooda yar loogu dhiibeyn la soco….. berry haddi ebbo iidmo qaybta kale…

Xogreebnews.com-office Hargeisa/Somaliland

info@xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured