Xildhibaan Dalxa Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

0
Tuesday November 11, 2014 - 19:23:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Dalxa Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

    Muqdisho (xogreebnews.com— Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ka badbaaday isku day dil oo ay la damacsanaayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreebnews.com— Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ka badbaaday isku day dil oo ay la damacsanaayeen Hargeysa (xogreebnews.com— Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ka badbaaday isku day dil oo ay la damacsanaayeen kooxo hubaysani. Xildhibaanka oo ka soo baxayay Gurigiisa ayaa waxaa rasaas huwiyay kooxo hubaysan, waxaana la sheegay in darawalkii gaadhigiisa uu halkaasi ku dhintay. Weerarka ayaa wuxuu ka dhacay Degmada Xamar jajab oo Xildhibaanka uu degan yahay, hase-yeeshe Xildhibaan Dalxa ayaa ka badbaaday weerar, balse xaaladiisa caafimaad ayaa ah mid taam ah.Raggii ka dambeeyay weerarka Xildhibaanka ayaa ka baxsaday goobta ay ku weerareen Dalxa, kuwaasi oo la sheegay inay wateen gaadhi yar oo nooca raaxad ah


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured