Qarax Xoogan Oo Argagax Leh Oo Gil Gilay Magaaladda muqdisho khasaaraha u Geystay

0
Monday November 10, 2014 - 18:53:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xoogan Oo Argagax Leh Oo Gil Gilay Magaaladda muqdisho khasaaraha u Geystay

    Muqdisho(xogreebnews.com_Qarax ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xaafada Garsoor ee Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxaana lala Eegtay Ciidan katirsan Maamul Gobolleedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Qarax ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xaafada Garsoor ee Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxaana lala Eegtay Ciidan katirsan Maamul Gobolleedka
Muqdisho(xogreebnews.com_Qarax ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xaafada Garsoor ee Wuqooyiga Magaalada Gaalkacyo waxaana lala Eegtay Ciidan katirsan Maamul Gobolleedka Puntland.Lama sheegin khasaaro gaaray ciidankii la bartilmaameedsaday waxaase ku dhaawacmay Qof Shacab ah oo ka ak dhawaa meesha qaraxa uu ka dhacay.Qaraxa kadib ayey ciidanka Amaanka Maamulka Puntland waxay sameeyeen baaritaan iyagoo howlgalkaasi ku qab qabtay tiro dad ah oo lagu tuhmay inay wax ka ogaayeen qaraxaasi.
Taliska Ciidanka Puntland ee Magaalada Gaalkacyo iyo Maamulka Gobolka Mudug ayaa labaduba waxay sheegeen in baaritaano lagu wado dadkii lasoo qabtay dibna ay saxaafada kala hadli doonaan.Weli ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada qaraxaasi maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo Wuqooyigeeda qeybta Puntland maamusho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured