Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Darajadiisu Sareeyso Oo Loogu Magac -daray Marxum Idiris Ibraahim Cabdi Oo Lagu Qabtay Hargeisa .

0
Sunday November 09, 2014 - 19:27:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Darajadiisu Sareeyso Oo Loogu Magac -daray Marxum Idiris Ibraahim Cabdi Oo Lagu Qabtay Hargeisa .

    Hargeisa(xogreebnews.com_Tartan kubbadda cagta ah oo loogu magac daray marxuum idiiris Ibrahim cabdi oo ka furmay caasimadda Somaliland ee Hargeisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Tartan kubbadda cagta ah oo loogu magac daray marxuum idiiris Ibrahim cabdi oo ka furmay caasimadda Somaliland ee Hargeisa.

Hargeisa(xogreebnews.com_Tartan kubbadda cagta ah oo loogu magac daray marxuumidiiris Ibrahim cabdi oo ka furmay caasimadda Somaliland ee Hargeisa. Kaaso ay ka qayb-gallayaan 16 kooxood oo ka ciyaara magaaladda, ayaa si habsami ah uga socdaa garoonka kubbadda cagta eek u yaalla deg-mada gacan libaax gaar ahaanna xaafadda sheikh Nuur. Koobkan oo lagu magac daray wasiirkii hore ee xanaanadda xoolaha Somaliland alle ha u naxaariistee marxuum idiris Ibraahin cabdi oo ahaa nin ay dhalinyarada dalka aad isaaggu dhowaayeen, isla markaasnaa aadu jeclaa inay bulshaddu is dhex-gasho.

Tallaabadan ayaa noqonaysaa mid dhiiri-galinaaya inay bulshaddu is dhex-gaasho oo dhalintu isku milmaan. Koobkan waxaa maal-galiyey mid ka mid ah ciyaartooygaa Gobolka saaxil.kaasi oo mal-galintiisa leh

Ciyaartoygan ayaa lagu magacaaba Guuleed xaamud (Guuleed yare) waxaana u warbaahinta u sheegay inuu fikirkan u ku dhashay kaddib markii u arkay inay badan-kooddu dalka ka haajireen oo ay badaha ku dhammaatay dhalintii wadanku, ciyaar-yahan Guuleed yare waxaa u Tilmaamay kubbaddu tahay mid sahaasha inay dhalintu aaminaan dalkooda Hooyo, maadaama oo ay badan kooddu yihiin bilaa camal. Waxaa hadda gabo-gabbo ku dhow tartan ciyaareedkan oo soo bilowday bilowgii bishan.waxana si rasmi ah maalmaha soo socdaa u bilaabmaaya wareegii labaad ee ciyaartan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured