Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Iclaamiyay In Laga Dhigaayo Degmada Baraawe + SAWIRO

0
Saturday November 08, 2014 - 19:23:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Iclaamiyay In Laga Dhigaayo Degmada Baraawe + SAWIRO

    Muqdisho(xogreebnews.com_-Guddiga Farsamada ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Shabeellaha Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_-Guddiga Farsamada ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho(xogreebnews.com_-Guddiga Farsamada ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Shabeellaha Hoose kaga dhawaaqeen in Xarunta Maamulkaasi ay noqoneyso, Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Afhayeenka Guddiga Farsamada ee Maamulka Koonfur Galbeed Siyaad Sheekh Daahir, ayaa wuxuu ku dhawaaqay in Ergada Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed, ay cod buuxdo ku meel mariyeen in Xarunta Maamulka laga dhigo Degmada Baraawe.


Shirka_Baydhabo_2
Afhayeenka, ayaa ku waramaaya in Degmada Baraawe loo arko mid istiraatiiji ah, isla-markaana ku dhow Magaalada Muqdisho, xiriirisana Gobolada Koonfureed qaarkood, sida uu yiri.

Sidoo kale Guddiga Farsamada, ayaa waxay sameeyeen Calanka Maamulka Koonfur Galbeed (Saddexda Gobol), kaasoo ay ku sheegeen in uu astaan u noqon doono Maamulka la askumaayo, xilli shalay Baydhabo lagu ansaxiyay Dastuurkii uu yeelan lahaa.
Shirka_Baydhabo_3
Maamulka Koonfur Galbeed (Lixda Gobol), ayaa ka soo horjeedo Maamulka Saddexda Gobol, waxayna ku sheegeen mid dusha uun looga keenay dadka deegaanka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured