madaxweyne siilaanyo oo tacsi u diray laba marxuum oo kala ah Koosaar Cabdilaahi Yaasiin, iyo Maxamed Axmed Xasan (Carwo) oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska 08.11.2014 sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi gaara u dirayaa La-taliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Mudane Axmed Xasan Cabdi (Carwo)

0
Saturday November 08, 2014 - 19:04:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweyne siilaanyo oo tacsi u diray laba marxuum oo kala ah Koosaar Cabdilaahi Yaasiin, iyo Maxamed Axmed Xasan (Carwo) oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska 08.11.2014 sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi gaara u dirayaa La-taliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Mudane Axmed Xasan Cabdi (Carwo)

    Hargeisa(xogreebnews.com_TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo,
Hargeisa(xogreebnews.com_TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka baxeen Marxuumiinta kala ah Koosaar Cabdilaahi Yaasiin, iyo Maxamed Axmed Xasan (Carwo) oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska 08.11.2014 sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi gaara u dirayaa La-taliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Mudane Axmed Xasan Cabdi (Carwo) iyo dhamaan reer Carwo, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida Maxamed Axmed Carwo.
Madaxweynuhu waxa uu marxuumiintaasi alle uga baryayaa inuu naxariistii Jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxeena Samir iyo imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured