canbaarayn xadhiga dhaliyarada iyo suxufiinta lagu la kacay degmada gar-adag–

0
Saturday November 08, 2014 - 18:59:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    canbaarayn xadhiga dhaliyarada iyo suxufiinta lagu la kacay degmada gar-adag–

    Landon(xogreebnews.com_waxaanu si adag u canbaaraynaynaa xadhiga iyo cabudhinta xukuumada siilaanyo kulla kacayso shacabka iyo saxaafada gaarahaan degmada garadag iyo gobollada galbeedka somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Landon(xogreebnews.com_waxaanu si adag u canbaaraynaynaa xadhiga iyo cabudhinta xukuumada siilaanyo kulla kacayso shacabka iyo saxaafada gaarahaan degmada garadag iyo gobollada galbeedka somaliland Landon(xogreebnews.com_waxaanu si adag u canbaaraynaynaa xadhiga iyo cabudhinta xukuumada siilaanyo kulla kacayso shacabka iyo saxaafada gaarahaan degmada garadag iyo gobollada galbeedka somalilandwaxaanu leenahay hadii xukunka lagu haysan karaayo xadhig iyo dil afweyne barre ayaa ku haysan lahaagaradag waa meeshii laga soo maleegay xukunka maanta wadanka ka taliya kacdoonka ka dhacay iyo suxufiyiinta inoo soo gudbisay iyo dhalinyarada lagu xidh xidhayo kacdoonka lagaga soo horjeedo xukuumada siilaanyo waxay inoo cadaynaysaa in aanay kulmiye iyo xukuumada ahmed siilaanyo wax taageero ah ku haysan shacabka somaaliland. oo markii ay ka quusteen ay la soo bexeen tabihii taliskii afweyne barre ee haligmaywaanu canbaaraynaynaa fallalkaas foosha xun ee xukuumada waqtigeedii dhamaaday kula kacayso shacabka iyo iska horkeenka bulshada wallaalah ah ee somalilandwaxaanu shacbiga somaliland leenahay waytegaysaa xukuumadan daalinka ah ee inta aan iska farsamaynayno samra oo adkaysta midnimadiinana xoojiya oo illaaliyawabillaahi tawfiiqAfhayeenka xisbiga waddani laanta Alberta Canada


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured