XUKUUMADA OO MULMKIILAHA HORN CABLE KU AMARTAY INUU KA BAXO GURI AY HORE USIISAY.

0
Wednesday November 05, 2014 - 17:26:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADA OO MULMKIILAHA HORN CABLE KU AMARTAY INUU KA BAXO GURI AY HORE USIISAY.

    Hargeysa(xogreebnews—Mulkiilaha Horn Cable TV, Farxaan Xaaji Cali, ayaa saaka faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay oo ka soo baxday Wasaaradda Hawlaha Guud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews—Mulkiilaha Horn Cable TV, Farxaan Xaaji Cali, ayaa saaka faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay oo ka soo baxday Wasaaradda Hawlaha Guud Hargeysa(xogreebnews—Mulkiilaha Horn Cable TV, Farxaan Xaaji Cali, ayaa saaka faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay faraha laga saaray warqad uu magciisu kow ka yahay oo ka soo baxday Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta taasoo lagu ogeysiinayo inuu ka baxo aqalka dowladda ee uu ku nool yahay ee ku yaalla agagaarka shacabka ka dib markii uu soo diiday ladqabadii odayaashii iyo wasiiradii xukuumadu ay u dirtay ee la xidhiidhay in Horn Cable TV uu xukuumadda ka joojiyo ololaha uu ku wado ee lagu soo bandhigayo galdaloolooyinka dowladda. Warqaddan oo uu ku saxiixan yahay Wasiir Ku Xigeenka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ayaa magaca Farxaan Xaaji Cali la raaciyeyey magacyo askhaas kale oo iyaguna ku jira guryo ay dowladdu leedahay. Mulkiilaha Horn Cable TV ayaa beryahanba ay madaxda dowladdu isaga daba noqonaysay sidii ay uga dhaadhicin lahaayeen inuu dhinaca dowladda u janjeedhsado ee markii hore lagu yaqaanay hase ahaatee Farxaan ayaa ka biyo diiday arrintaas oo goostay in haatan TV-giisu uu noqdo mid danta ummadda loogu adeego iyadoo xukuumadana wax ceeb ah aan loo geysanayn. Khilaafkan soo kala dhex galay xukuumadda iyo Horn Cable TVayaa wuxuu ka dambeeyey ka dib markii uu wasiirka warfaafinta, Cabdilaahi Cukuse, iyo xubno kale oo xukuumadda meelo sare ka hayaa si hoose kontaraag u siiyeen Universal TV oo uu hadda ka hor Cukuse si qaldan ugu tilmaamay inuu cadow u yahay Somaliland balse haatan uu arko in la wada shaqaysan karo. Isla mar ahaantaas Horn Cable TV oo Somaliland laga leeyahay oo run ahaantiina xaq u lahaa kontaraagaas ayaa meesha laga saaray. Arrintan ayaa kaliftay in mulkiilaha Horn Cable TV uu beddelo siyaasadiisii Tusmada TV-ga oo uu la yimaado mid uu arko inuu ugu adeegayo danta guud ee ummadda hase ahaatee xukuumadda Somaliland ayaa u aragta inay arrintaasi lid ku tahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured