Waa Kumma Siyaasi Siciid Sulub —Se Keeba Bulshadda Ku Dhex-Mudan Maxamuud Xaashi Iyo Ina Sulub.

0
Tuesday November 04, 2014 - 21:53:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kumma Siyaasi Siciid Sulub —Se Keeba Bulshadda Ku Dhex-Mudan Maxamuud Xaashi Iyo Ina Sulub.

    Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddi waxay ku maah-maahdaa,illeen af-nooli wuu hadlaa.waxaan la yaabaney markaan arag-nay raggi shalay hantida ummadda cunay ee aan xabsi la dhigin ee la iska daayeey saamaxay .inuu maanta caayo wasiir ka sharaf bada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddi waxay ku maah-maahdaa,illeen af-nooli wuu hadlaa.waxaan la yaabaney markaan arag-nay raggi shalay hantida ummadda cunay ee aan xabsi la dhigin ee la iska daayeey saamaxay .inuu maanta caayo wasiir ka sharaf badan oo dalkii iyo dadkii u masuulka

Waa Kumma Siyaasi Siciid Sulub —Se Keeba Bulshadda Ku Dhex-Mudan Maxamuud Xaashi Iyo Ina Sulub.

Hargeisa(xogreebnews.com_Soomaaliddi waxay ku maah-maahdaa,illeen af-nooli wuu hadlaa.waxaan la yaabaney markaan arag-nay raggi shalay hantida ummadda cunay ee aan xabsi la dhigin ee la iska daayeey saamaxay .inuu maanta caayo wasiir ka sharaf badan oo dalkii iyo dadkii u masuulka u ahaa wax si daacad ah ugu qabtay.ayaa u isku dheereerinayeey kii tuugga ahaa ee hantida ummadda xaday.Wasiirkii hore ee hawlaha Guud iyo Guryeeynta Somaliland Siciid Sulub, ayaa ka hinaasay hadhiimo sharafeed ay bulshadda Somaliland u sammeeysay wasiirka wasaaradda duulista Hawada. Oo ah sheekhsiga keliya ee si daacadda ah ugu adeegay shacabka reer Somaliland ee u wasiirka u yahay.wasiirka duulista ayaa ku guuleystay.inuu madaaradda dalku noqdaan kuwo Heer caalami ah. Waxaana u wasiirkani si daacad ah u maamulay mashaaric lagu caawiyeey madaaradda dalka kuwaasi oo hadda ka dhigtay garoonada ay diyaaradduhu ka haadan ku la mid ah kuwaa aduun-weynaha ku yaalla .

Hadaba siyaasi Siciid sulub waa kumma?Taasi jawaabteeddu aad ayeey u fududay waayo qof kastaa oo garaad lahaa markii uu wasiirka ahaa siciid . sidaa uu maamuli jirey hawsha uu qaranka u xil saarnaa , taaso aan haba yaraatee aanay wax man-fac ah,ka hayniin bulshaddi uu shalay wasiirka u ahaa. Waxaana lagu yaqaanay wasiir siciid sulub maxamed.musuq-maasuq aafeeyeey dhammaan qaybaha ay ka kooban wasaaradda hawlaha Guud iyo Guryeenta .waxaa uu ahaa masuul aan shaqaaddiisa tagin isaaggo door-biday inuu ku marnaaddo mar-wada madaxweynaha. Oo u iyaaddo iska dhaadhicin jirey.inaa sulub waxaa lagu yaqaannay qabyaalad badheedh ah,waxaana shaashaadaha warbaahinta u kazoo bixi jirey isaaggo laabta garaacaaya oo leh.Daahir rayaale waxaa uu ku fadhiyaa waxaa u isaaggu u yaqaanay dhab Libaax.

Runtii ina sulub waxaa u ahaa wasiirka keliyaa ee ay bulshaddu u nacday maamulkii daahir riyaale.waxaana lagu yaqaanay hadaallo naxli xan-baarsan oo u kula dul-kufi jiray qaarka mid ah beelaha Somaliland. Waxaana nin ka weyn ka dhaadhac-sanay in beel ahaan ay dadka ku khuukhiyaan dhab libaax.siciid waxaa uu ahaa nin yidhii doorashaddi waa nalagaaga shubtay oo kulmiya ku shubtay. Waa yaab iyaaddo laala yaaban yahay ninkan weyn ee hadalku ka dhaco. Ayaa ilaahay ha xafidee madaxweynihii qaranka Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin yidhii si ragaanimo leh waa nalaga Guuleystay waanaanu aq-balnay.

Waxaay tallo ku cadaatay wasiirkan is lahaa dalka dagaal sokeeye ka rid. Waxaanay fidnadii u doonaayeey noqdeen hal bacaad lagu lisay. Waxaana uu doonay in muddaada u xilka si hayo ee la diyaarinaayo xil wareejinta u dalka ka sameeyo boob hanta dad weyne oo aan xad lahayn,waxaana uu taarikadda baaburta GT-ga ahaa ka bedelay kuwo shicib waxana u si badheedh ah u lun-saday gawaadhi badan oo ay lahaayeen wasaaradaha dalku,halka kuwaa is-garaabka ahnaa wuxuu ku sameeyey inuu fu-furto.

Inaa sulub waxaa u ku jiraa guri dadweyne oo u ka saaray agoon,waliba isaaggo isticmaalay awood ciidan.kana faa”iideystay xilka aanu garan ee u igmaday madaxweynaha wadanku. Siciid waxaa lagu tilmaami jirey wasiirka ugu badow-san ee xukuumaddi ina riyaale kii noocaas ahaa ayaa manta wax ka sheegaaya mid ilaahay sum-caddisa cirka Geeyey …la soco ..Xoggo badan oo ku saab-san wasiirkii hore ee hawlaha Guud….

Qalinkii

Qaasim abokor xasan

Qaasim4422@gmail.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured