xisbiga Ucid oo sii weyn u cambaareeyey xadhig ay maanta xukuumaddu kula kacday weriye Maxamed C/laahi Faarax (Soo Fadhiiste) iyo suxufiyiin kale oo xaqdarro ugu xidhan Magaaladda Gabiley.

0
Monday November 03, 2014 - 19:59:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xisbiga Ucid oo sii weyn u cambaareeyey xadhig ay maanta xukuumaddu kula kacday weriye Maxamed C/laahi Faarax (Soo Fadhiiste) iyo suxufiyiin kale oo xaqdarro ugu xidhan Magaaladda Gabiley.

    Hargeisa(xogreebnews.com_Waxaa isna Maanta La Xidhey Wariye Soo Fadhiiste Oo u Shaqeyn Jirey Somali Chanel Tv Waxaanu ku Can baareyneynaa War-saxaafadeedkan WAR SAXAAFADEED-HARGEYSA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Waxaa isna Maanta La Xidhey Wariye Soo Fadhiiste Oo u Shaqeyn Jirey Somali Chanel Tv Waxaanu ku Can baareyneynaa War-saxaafadeedkan WAR SAXAAFADEED-HARGEYSA Hargeisa(xogreebnews.com_Waxaa isna Maanta La Xidhey Wariye Soo Fadhiiste Oo u Shaqeyn Jirey Somali Chanel Tv Waxaanu ku Can baareyneynaa War-saxaafadeedkan WAR SAXAAFADEED-HARGEYSAUjeeDo/ Canbaaareyn Aad U Xoogan Oo Ku Socota Badhasaabada Guul-wadeyntu La Gashey Xadhiga Wariyayaasha (Gabiley iyo Berbera )Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahey 03/11/2014 uu War Saxaafadeed uu si kulul ugu Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah isla Markaana Sharci Darada Ah ee Marlabaad loo geestey Wariye Maxamed C/laahi Faarax (Soo Fadhiiste) Isaga Oo Hawl Maalmeedkiisa Shaqo Ee Gobolka Saaxil GudanayaAyaa Ciidamada Booliska (policeka) Ee Gobolka Saaxil Xabsiga U Taxaabeen Marlabaad MaantaIyada Oo Uu Amarka Bixiyey Basaabka Gobolka Saaxil ( Fahmi Cabdi Bidaar)Waxaa Sidoo KaleWali Sifo Sharci_Daro Ah Ku Xidhan Labadii Wariye Ee Badhasaabka Gobolka Gabiley Ee Kala Ahaa Mukhtaar Nuux Ibraahim Iyo Maxamed Xasan (Juba )Hadaba Xisbiga Ucid Waxaa Uu Qabaa In Xadhiga Wariyayaasha Madaxa Banaan Uu Yahey Mid Lagu Sadqeynayo Xoriyotul Qawlkii Qarankani 23 Sanadood Ku Soo Caano Maaley Isla Markaana Lagu Wax Yeelaynayo Nidaamkii Dimuqraadiga Ahaa Ee Aynu Dhawreyney Mar WalbaXisbiga Ucid Wuxuu Cod Dheer Ku Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah Isla Markaana Arxan Darada Ah Ee Lagu Gawracey Xoriyatul Qawlkii Saxaafada Madaxa Banaan Ee Jamuuriyada S/land, Ee Malin Walba Lagu Xidh-xidhayo Wariyayaasha Madaxa_BanaanXadhigaa Sharci- Darada Ah Oo Soo Noq noqonayey Intii Xukuumadani Talada Haysey,Sidoo kalena ay ka Dhigatey Xadhiga Wariyayaasha Wax Iska Caadiya ayaa Hadii ay Sii Socoto Waxa ay Wax Yeeli Doontaa Dimuqraadiyadda iyo Xidhiidhka Aynu La Leenahey Bulshada Caalamka,Xisbiga Ucid Waxaa Uu Xukuumada Ku Waaninayaa Iney Iska Dayso Hab Dhaqankan Soo Noq noqdey Ee Ah Cabudhinta,Cago- Jugleynta,Handidaada,Hanjaabada,Jidh Dilka iyo Xadhiga Ee Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan JSLUgu danbeyntii waxaanu Xukuumada ugu baaqeynaa iney si deg deg ah Xoriyadooda Ugu Soo Celiso Wariyayaasha Madaxa Banaan Ee Sifaha Sharci-Darada Ah Lagu Xidh)_Xidhey Wariye_Mukhtaar_Nuux_Ibraahim Wariye Maxamed Xasan Juba Iyo Maxamed C/laahi Faarax (Soo Fadhiiste)Saxaafada Madaxa_Banaana Waxaanu Ugu Baaqeynaa In Ay Isu Hiiliyaan iskuna Xidhnaadaan Una Midoobaan Xukuumada Talada Haysa Oo Sifo Sharci Daro Ah Ku Xidh Xidheysa Maalin WalbaXOGHAYAHA WARFAAFINTA XISBIGA UCIDYUUSUF KAYSE ALL/AHI………………………


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured