Wasaarada Ganacsiga Oo Ismaandhaaf Ka Dhex Istaadhmay Hawlihii Wasaarada Oo Istaagay Iyo Agaasime Cusub Oo Wasiirku Iskii U Magacawday

0
Monday November 03, 2014 - 18:33:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Ganacsiga Oo Ismaandhaaf Ka Dhex Istaadhmay Hawlihii Wasaarada Oo Istaagay Iyo Agaasime Cusub Oo Wasiirku Iskii U Magacawday

    Hargeysa (xogreebnews.com_Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa noqonaytay wasaarada Keliya ee yeelata Labo agaasime Kadib markii Wasiirka Wasaaradaasi Dr Muuse Qasim uu samatay shaqsi ugaar ah oo u metela Mansabka agaasime nimo Agasimihii wasaaradaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com_Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa noqonaytay wasaarada Keliya ee yeelata Labo agaasime Kadib markii Wasiirka Wasaaradaasi Dr Muuse Qasim uu samatay shaqsi ugaar ah oo u metela Mansabka agaasime nimo Agasimihii wasaaradaasina ka horjoogsaday shaqadiisi. Hargeysa (xogreebnews.com_Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa noqonaytay wasaarada Keliya ee yeelata Labo agaasime Kadib markii Wasiirka Wasaaradaasi Dr Muuse Qasim uu samatay shaqsi ugaar ah oo u metela Mansabka agaasime nimo Agasimihii wasaaradaasina ka horjoogsaday shaqadiisi.Khilaaf iyo muran culus ayaa la sheegay in uu dhex yaalo masuuliyiinta iyo weliba shaqaale hoosadka wasaarada Waxana uu hada saamayn ku yeeshay habsami usocodkii hawlaha wasaarada kadib markii wasiirkuna iskii usamaytay Xubno la shaqeeya.Ilo xog ogaal u ah wasaradaasi ayaa sheegay in ismaandhafkani uu soo unkamay tan iyo intii wasaaradan Xilkeedi uu la Wareegay Wasiir Muuse qaasim oo uu ku wareejiyay wasiirkii Hore Ee Wasaradaasi Dr Maxamed Abdulahi Omar waxana gebi ahaanba meesha ka baxay hawlihii iyo hanaankii ay wasaaradaasi ku shaqayn jirtay kala dambayntii iyo isku dubnaanti shaqalaha iyo weliba wufuudii heer caalami ee wasarada kala shaqayn jiray Dhanka maalgashiga.Geesta kale wararku waxay intaasi ku darayaan in Xukumadu dhankeeda isha ku hayso Keli talisnimada Wasiirka Ganacsiga Ee Wasaaradaasi madaxtooyaduna qorshaynayso Bedelkiisa .xogreebnews.com-office Hargesa/somalilandDownload Sawirk.jpg (16.3 KB)Download Sawirk.jpg (16.3 KB)Download Sawirk.jpg (16.3 KB)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured