Afhayeenka Madaxweynaha Iyo Guddomiyaha Wargeyska Dawladda Ee Dawan Oo Maanta Soo Gaadhay Magaaladda Oslo.

0
Friday May 17, 2013 - 19:02:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Madaxweynaha Iyo Guddomiyaha Wargeyska Dawladda Ee Dawan Oo Maanta Soo Gaadhay Magaaladda Oslo.

    Oslo(xogreebnews.com- Waxgarad ka tirsan jaaliyadda Norway ee degan magaaladda Oslo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oslo(xogreebnews.com- Waxgarad ka tirsan jaaliyadda Norway ee degan magaaladda Oslo, Afhayeenka Madaxweynaha Iyo Guddomiyaha Wargeyska Dawladda Ee Dawan Oo Maanta Soo Gaadhay Magaaladda Oslo.

Oslo(xogreebnews.com- Waxgarad ka tirsan jaaliyadda Norway ee degan magaaladda Oslo, ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Oslo si diiran ugu soo dhaweeyey wefti ka socday xukuumadda Somaliland oo ka koobnaa Afhayeenka madaxweyanaha mudane Axmed Saleebaan Dhuxul iyo guddoomiyaha wargeyska afka dawladda ku hadla ee Dawan mudane Sayid Cismaan Mire.Weftiga ayaa jaaliyadda dalkan kala qaybqaadan xuska dabaaldegga 22naad ee kasoo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland oo ku beegan maalinta berriya ee 18ka bisha May, taas oo jaaliyadda kasoo jeeda Somaliland ee degan Norway ay muddo ugu jireen diyaargarow balaadhan.Dhanka kale, dalka Norway ayey maanta u ahayd maalin damaashaad, iyada oo dadka dalkani ay u dabaaldegayeen maalinta qaranimada dalkooda oo ku beegnayd 17ka bisha May oo ah maanta, kolkaa labadan masuul ee ka socday xukuumadda ayaa iyaguna kusoo beegnay maalin dadku ku wada gaadhan yihiin calanka dalkooda, caruur iyo ciiroolena la wada dabaaldegayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured