Daawo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

0
Sunday November 02, 2014 - 18:51:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Si Diirana Loogu Soo Dhaweeyay

    Muqdisho(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu howlo shaqo u tegay dalka isugutagga Imaaraadka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu howlo shaqo u tegay dalka isugutagga Imaaraadka Carabta. Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu howlo shaqo u tegay dalka isugutagga Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada qalabka sida, maamulka Gobolka benaadir iyo marti sharaf kale.

Madaxweyne Xasan ayaa intii uu ku sugnaa dalka isugutagga Imaaraadka Carabta, halkaasi kula kulmay madax ka tirsan dalkaasi.DSC08434DSC08449DSC08448DSC08446DSC08445DSC08441DSC08437DSC08436DSC084381




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured