Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Aflagaado Haweenka KULMIYE Kula Kaceen Muj/Fananad Sahra Hal-gan.

0
Sunday November 02, 2014 - 09:46:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Jawaabay Aflagaado Haweenka KULMIYE Kula Kaceen Muj/Fananad Sahra Hal-gan.

    Hargeysa [xogreebnews.com_ Garabka haweenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag uga jawaabay eedamayno iyo cay laf-jaba oo ay haweenka xisbiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa [xogreebnews.com_ Garabka haweenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag uga jawaabay eedamayno iyo cay laf-jaba oo ay haweenka xisbiga Hargeysa [xogreebnews.com_ Garabka haweenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaasi adag uga jawaabay eedamayno iyo cay laf-jaba oo ay haweenka xisbigaKULMIYE dhowaan kula kaceen Muj/Fananad Sahra Hal-gan. Sida lagu/ sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay garabka haweenka ee xisbigaWADDANI magaaladda Hargeysa, waxaa uu u dhignaa sidan "1. Waxaa waxlala yaabo ah dhaqankana ceebku ah in Xukuumada Siilaanyo adeegsatodumarkii loo yaqaanay marwooyinka oo hada u soo ban baxay inay intaygambadho ku soo fadhiistaan u aflagaadeeyaan si badheedh ah madaxdadalka iyaga oo laga soo shidaaliyo Qasriga Madax tooyada. taas oodhaqankeena iyo caadadeenaba ceeb ku ah inkastoo aynaan layaabaynwaayo Mudane Riyaale ayaa hore u siiyay Kulmiye Liisanka cayda.Markaas la yaabi mayno waayo horaa loo yidhi Bahal caydhin madaayoNina caadi ma baajo.

Hadaba anagu waxaanu aflagaado ka dhawraynaa oonaan u quudhin cay iyoceebtoona Marwooyinkii ama Sodohii lagu kalifay inay aflagaado kuladul kufaan Dad umadooda meeqaan sare ku leh sida Xildhibaan Aareeyeiyo Mujaahidad Sahra Halgan oo runtii ah Marwo Baal dahab ah kagaqoran Taariikhda Somalinalnd.waa marwo qaran waana mujaahidad waana halgamaa qaran waxayna ka midtahay dadka faro ku tiriska ah ee ku suntan Somaliland Xoraynteeda afiyo adinbana kaga qayb qaadatay. waxaana ka marag kacaya shacbiga reerSomaliland oo uu kow ka yahay Madax weynaha Somaliland mudaneSilaanyo.

2. Waxyaabaha laga dhaxlay Xukuumada waxaa ka mid ah in la majarahabaabiyo Shicibka Somaliland oo lagu maaweeliyo wax aan sal iyo raadtoona lahayn. Sida beentii qaawanayd ee uu ku talaabsaday MudaneBaashe oo ah Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Parlamaanka isaga oo kabeen abuuray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble yidhina wuxuu u yeedhayAmison inay dalka timaado. Xildhibaan Siciid cida uu u yeedhay maahayn Amison laakiin wuxuu u yeedhay Deeq bixiyeyaasha oo ah cidahawshan ku shaqaleh. taasi oo runtii aynu odhan karno waa been qaawanwaana ninka sheega ma dhaafto. waxaanaynu odhan karnaa arintaasu waawaxa uurka kaa jiruu afku kaa xadaa. waxaanu leenahay Baashe iyoXuluufadiisa la magc baxay Mooshin quute yaasha Xildhibaan xaqii gabayxaaraan la quutiyo xoolo siistay sharaftii xaakin baa xaqeeniyoxuquuqdeena waydiin.
3. Baagaha madaw ee lagu xasuusan doono Xukuumada Siilaanyo waxaa kamid ah inay iibsato damiirka qofnimo sida aynu in badan aragno amamaqalo waxaana tusaale inoogu filan in Duqaydii ama masuuliyiintiilagu qasbo inay go,aan qaadan kari waayaan sida qisadii ku dhacdayGudoomiye ku xigeenka labaad ee uu kula baxay laba saxeexle.
3. Saleebaan waxaanu leenahay Cimri tagay ceeb laguma sagootiyeeSomaliland Gacantaada yay ku burburin mar labaad.4. Dhuxul waxaanu leenahay Lacagta lagu daweeyay Xildhibaan Aareeyeeed cayda uga dhigtay waa cashuurtii Somaliland xaqna wuu u lahaa inlagu daweeyo waayo waa muwaadin dalka udhashay. Cashuurta dalkana cidgaari ma laha. manay ahaynd mid aad adigu jeebkaaga ka siisay.Canbaarayntii iyo beentii qaawanayd eed kula kacday Xildhibaan SiciidCilmi Rooble Anagaa ka xaalsiinay waayo wax lagugu soo shubay ayaad lashirtimi.Xildhibaan Bashiir Tukaale xaasha maha waxa aad ku tilmaantay waanaxildhibaan sharaf iyo karaamo ku leh Shicibkiisi soo doortay. waananin xor u ah mabdi,iisa iyo damiirkiisa dhuuni qaate dhadhama raac ahmaaha. waxaaana idin kala saari doonta taariikhda.Guddoomiye Cirro runtii waa Halyay qaran mana gayo waxa aad kuhantaatacayso. Waana nin u qalma, hogaamina kara badbaadina karaqaranka Somaliland ee qarka ka sii lusha. mana gayo adiga iyo wax kulamid ahi toona inay wax ka sheegaan waayo adigaaba ah maxbuus la haysteah oon u madax banaanayn rayigiisa iyo damiirkiistoona. Dhamaadkiyowarkaygana Dhuxuloow dhadhama raax ogow dhoohan baad tee".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured