Wasaarada Arrimaha Dibada Ingiriiska Oo Dadkeeda Uga Digaya In Ay U Safraan Dalalka Dibada

0
Sunday November 02, 2014 - 09:33:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Arrimaha Dibada Ingiriiska Oo Dadkeeda Uga Digaya In Ay U Safraan Dalalka Dibada

    Hargeysa(Xogreebnews.com_Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa dadka British ka ah uga digaya inay u safraan dalalka dibadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews.com_Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa dadka British ka ah uga digaya inay u safraan dalalka dibadda. Hargeysa(Xogreebnews.com_Xafiiska arrimaha dibadda ee Britain ayaa dadka British ka ah uga digaya inay u safraan dalalka dibadda.Xafiiskaasi ayaa sheegay in dadkan ay wajahaayaan halis weeraro oo ka dhasha oo jawaab u noqdo weerarada ka dhanka ah dowladda Islaam ka oo Britain ay ka qeyb galayso.Waxa ay cusbooneysiiyeen talooyiinka safarada dhammaan dalalka caalamka ay ku tagayaan dadka British ka ah, waxaana loo sheegay inay feejignaan muujiyaan.Diyaaradaha militariga Britain ayaa ka mid ah xulafada reer galbeedka iyo carabta ee la dagaallamaya Khilaafada Islaamka, kuwaas oo dhul aad u ballaaran ka haysta Suuriya iyo Ciraaq.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured