Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Loo Gaystay Wariyihii Telefishanka Hctv Ee Gobolka Gabiley .

0
Friday October 31, 2014 - 18:56:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Loo Gaystay Wariyihii Telefishanka Hctv Ee Gobolka Gabiley .

    Gabiley -(xogreebnews.com_ Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xeseen Ayaa Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihi Telefishanka HCTV

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabiley -(xogreebnews.com_ Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xeseen Ayaa Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihi Telefishanka HCTV
Gabiley -(xogreebnews.com_ Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xeseen Ayaa Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Wariyihi Telefishanka HCTV Ee Gobolka Gabiley Mukhtaar Nuux Ibraahin Oo Sababta Xadhigiisu Daarnaa War Uu Maanta Diray Oo Ay Xaqiiqdiisa Dhibsadeen Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisbul Xaakimka Kulmiye , Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Ayaa Cambaarayntiisani Waxaa Uu Ku Baahiyay Barta Uu Ku Leeyahay Mareegta Bulshada Ee Facebook-ga Waxaanay U Qonayd Sidan .
Waxaa Imika Laysoo Xaqiijiyey In Weriyahii HCTV Uga Soo Waramaayey Gobolka Gabiley Mudane Mukhtaar Nuux Ibraahim Uu Xidhay Badhasaabka Gobolka Gabiley Isagoo Aan U Marin Sifo Sharci Ah, Waxa Uu Ku Haystaana Ay Tahay Maxaad Runta Uga Soo Warantay. Bal Dawladan Uu Kii Doonaaba Isagoo Sharcigga Iska Indho Saabaya Uu Saxaafadda Madaxa Banaan U Xidhaayo Shakhsiyaadkii Iyo Wargeysyaddii Dalka.Ku Darsoo Xukuumaddu Iyaddu Wargeysyadda Iyo Tvga Ay Maamulaan Siday Doonaan Bay Ugu Takri Falaan Iyadoo Ay Xoolahii Ummadda Tahay Ayeey Dadka Ka Caayaan Oo Been Qaawan Ummadda U Baahiyaan. Laga Yeelli Maayo Xukuumadda Inay Iyaduna Waxay Doonto Ka Sheegto Mucaaridka Iyadoo Hantiddii Qaranka Ee Warbaahinta Ee La Wada Lahaa Isticmaalaysa Haddana Xidh-Xidhaysa Saxaafadda Xorta Ah.Falkaasi Jebinaaya Sharciyadda Dalku Marwalba Ummadda Wuu Sii Kicinayaa Ee Kulmiye Waxba U Tarami Maayo, Waana Mid Jebinaaya Shuruucda Dalka. Dawlad Iyaddu Jebinaysa Sharcigii Ay Dawladda Ku Ahayd Weli Caalamka Laguma Arag. Waxaananu Ku Baaqaynaa In Weriyahaasi Loo Soo Celiyo Xuquuqdiisii Muwaadinimo Mar Haddii Aanay Maxkamaddi Xukumin; Dawladda Waxaan Ugu Baaqaynaa Inay Sharcigga U Dhigto Dadka Ay Shaqooyinka Qorato.Isku Soo Wada Duuboo Dhamaan Bulsho Weynta Somaliland Ayaa Si Weyn Uga Xumaatay Xadhiga Xaq Darada Ah Ee Uu Ku Xidhanyahay Wariyihii Telefishanka Horn Cable Tv Ee Gobolka Gabiley .Cabdiraxmaan Aadan Muxumed
Gabiley xogreebnews.com_Office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured