Xasan Daahir Aways Oo Sheegey Inuu Amriki Wali Nool Yahay, Ina Godenana Ku Eedeeyay Isku Dayga Dilkiisa

0
Friday May 17, 2013 - 18:55:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1098
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Daahir Aways Oo Sheegey Inuu Amriki Wali Nool Yahay, Ina Godenana Ku Eedeeyay Isku Dayga Dilkiisa

    Moqdisho(xogreebnews.com- Xasan Daahir Aweys, oo kamid ah hogaamiyaasha Ururka labahoobay Al-qacida ee Al-shabaab, ayaa eedeyn weyn dusha uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho(xogreebnews.com- Xasan Daahir Aweys, oo kamid ah hogaamiyaasha Ururka labahoobay Al-qacida ee Al-shabaab, ayaa eedeyn weyn dusha uga Xasan Daahir Aways Oo Sheegey Inuu Amriki Wali Nool Yahay, Ina Godenana Ku Eedeeyay Isku Dayga Dilkiisa
Moqdisho(xogreebnews.com- Xasan Daahir Aweys, oo kamid ah hogaamiyaasha Ururka labahoobay Al-qacida ee Al-shabaab, ayaa eedeyn weyn dusha uga tuuray hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, waxaana uu ku tilmaamay in uu la wareegay taladii Al-shabab uuna dhaqmayo qaab tigtaatooriyad ah, go’aanadii ururka Al-shabaabna uu sidoo doono ka yeelayo.
Xasan Daahir, ayaa tilmaamay in marnaba aysan raali ka noqon doonin isaga iyo inta ku mowqifka ah.

“Waxaan rabnaa inaan maamulka ka ceshano, waxaan ummada u sheegeeynaa inaan ku waafaqsaneen waxyaabaha uu ku dhaqmayo” ayuu yiri Xasan Daahir Aweys.
Xasan Daahir Aweys, oow areysi uu dhinacyo badan uga hadlayay siiyay TV-ga Somali Cahannel, ayaa waxaa wax laga weydiiyay waxa kajira wararka sheegaya in la dilay Abuu Mansuur Al-amriiki, oo kamid ahaa ajaanibta ka bar bar dagaalanta Al-shabaab.
“Waxaan ka xunahay dhibaatada loo geystay walaalkeen, ma dhiman hada waa noolyahay, laakiin waxaan dareemeeynaa weli in lagu raad joogo, waxaan ka qeeylineeyno ayayna kamid tahay” ayuu yiri Xasan Daahir Aweys oo ka hadlayay xaalada Abuu Mansuur Alamrii


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured