ALF…ALF… MABRUUK: BAHDA HUBAAL MEDIA & DADKAN KALE WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN TIFAFTIRE XASAN-KEEFKEEF & MARWADIISA NIMCO X. CALI YUUSUF OO XALAY KU AQAL GALAY HARGEYSA+SAWIRRO

0
Thursday October 30, 2014 - 21:24:33 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ALF…ALF… MABRUUK: BAHDA HUBAAL MEDIA & DADKAN KALE WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN TIFAFTIRE XASAN-KEEFKEEF & MARWADIISA NIMCO X. CALI YUUSUF OO XALAY KU AQAL GALAY HARGEYSA+SAWIRRO

    tafaftiraha shabakadda warar ee xogreebnews.com cabdi casiis bashiir Nuur iyoguud ahaanba bahda HUBAAL Media waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

tafaftiraha shabakadda warar ee xogreebnews.com cabdi casiis bashiir Nuur iyoguud ahaanba bahda HUBAAL Media waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media

Maareeyaha guud ee HUBAAL Media Network (HMN) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Madaxa Wararka ee HUBAAL Mustafe Maxamed Cabdillaahi (Faro), Axmed Cumar Axmed (Timo), Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Shiine, Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-rakuub, Cismaan Axmed Cismaan, Sakariye Axmed Jaamac, Maxamed Xasan Daacad tafaftiraha shabakadda warar ee xogreebnews.com cabdi casiis bashiir Nuur iyoguud ahaanba bahda HUBAAL Media waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media

Xasan Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef]

& Marwadiisa Nimco X. Cali Yuusuf

Oo Xalay [29.Oct.2014] Ku Aqal galay magaalada Hargeysa gaar ahaanna ADAM’S INN Hotel, Waxaanay leeyihiin Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, wada jiree nabad gala, Ubad khayr qaba oo dalkoda, dadkooda iyo diintooda anfacdana alla SW ha idin kala siiyo Aamiin…Aamiin…..

Si aaad u daawato sawirrada arooska iyo magacyada dadka tahniyaynaya fadlan guji sawrirka Hoose oo DAAWO SAWIRRADA

10153923_10152772800277768_523915561299621226_n




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured